Author Archives: admin

GUUL WEYN Barcelona oo Guul weyn ka gaartay Athletico, Wacdaradii Pedri . + Sawiro

Kooxda Barcelona oo uu hoggaaminayo tababaraha Hans Flick ayaa habeenkii Talaadada ciyaartay kulan ka tirsan horyaalka La Liga, iyaga oo la ciyaaray kooxda Atletico Madrid. Kulanka oo ka dhacay garoonka Camp Nou, kana tirsanaa kulamada horudhaca ah ee usbuuca 19-aad ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedka 2025/26, ayaa Barça ku guuleysatay 3–1. Barcelona waxay heshay fursad dhaliyin ah daqiiqaddii 9-aad ...

Read More »

The Mac Allister brothers appear together for Argentina

A new international break arrives carrying plenty of surprises and heated events around the world. An Arab star wears Germany’s jersey for the first time, two brothers make history together with the world champions, and an Arab clash ignites over a new World Cup spot—while major national teams prepare to officially bid farewell to their World Cup dreams. In this ...

Read More »

DHAMAAD. Vinícius Jr oo ku daayey Miyey ufiicantahay Faa’iido Mise Qasaaro ?

Wararka ka imaanaya kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa ku waramaya inuu doonayo katagitaankiisa Real madrid sababo ku aadan xiriirkiisa ka dhexeeya isaga & macalinkiisa. Ninkan ayaa falcelino aan wanaagsaneyn ka bixiyey badalo lagu sameeyey kulamada qaar gaar ahaan kulanka classico taasoo aan uga careysiisay macalin Xavi & teamkisia . Neymar wuxuu rumeysan yahay in sii joogista Vinícius Jr ...

Read More »

5 – tan Sabab oo Keentay in Liverpool ay gashay bur bur kubadeed baxayaanna koob la’aan

WAR-BIXIN: Maxaa Keena Hoos-u-Dhaca Liverpool Xili-ciyaareedka 2025–2026? Inkastoo Liverpool ay fulisay suuq kala iibsiga ugu qaali san taariikhdeeda, haddana Arne Slot wuxuu guulo ka gaadhay horyaal xilli ciyaareedkii hore. Kooxda Liverpool ayaa ku guuleystay horyaalka Eredivisie, laakiin hadda waxay la kulantay hoos u dhac aan la filayn xilli ciyaareedka 2025–2026. Su’aasha muhiimsan ayaa ah: Maxaa si dhab ah u qaldan ...

Read More »

Sidee miisaanka loo dhimaa ?

Miisaanka dhimistu waa geedi-socod u baahan nidaam, dulqaad, iyo isbedel nololeed oo waara. Hoos waxaa ku talooyin la isku halayn karo oo kaa caawin kara inaad si badbaado leh u gaarto miisaanka aad rabto. First. Cunto Caafimaad Leh oo Dejin Ah Cuntadu waa qaybta ugu muhiimsan ee miisaanka dhimista. Waxyaabaha muhiimka ah: ✔️ Yaree kalooriyada aad qaadanayso Ku salee cuntooyinkaaga: ...

Read More »

Oman Defeats Somalia on Penalties to Reach 2025 Arab Cup Group Stage

The Oman national football team defeated its Somali counterpart on penalties today, Wednesday, in the playoff match qualifying for the group stage of the 2025 Arab Cup. The match between Oman and Somalia was held at Jassim bin Hamad Stadium in the Qatari capital, Doha. The game determined which team would advance to the 2025 Arab Cup. Oman won the ...

Read More »

Xulka Somalia oo Guuldaro aan uqalmin ayku dhacday habeen ay wacdareeyeen

Xulka Qaramada Cuman ayaa maanta Arbacada kaga adkaaday dhiggiisa Somalia kadib rigoorayaal  go’aamin noqday, taasoo qeyb ka ahayd kulamada isreeb-reebka u soo baxa wareegga kooxaha ee Koobka Carabta 2025. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Jassim bin Hamad ee magaalada Doha ee caasimadda Qatar, ayaa lagu kala bixi waayay waqtiga caadiga ah oo ku dhammaaday 0–0, waxaana ugu dambeyn Cuman ku ...

Read More »
Kooxno.com