FALANQEYN

Wayne Rooney oo Michael Carrick uga digay in shaqada Tababarnimo Man United laga Ceyrin karo, isagoona ka walaacsan saxiixyada cusub Ee la Keenay Kooxda Red Devils

Wayne Rooney ayaa u digay tababaraha Manchester United Ee Michael Carrick, isagoo sheegay inuusan heli doonin waqti badan oo uu ku muujiyo inuu yahay qofka saxda ah Ee u qalma kursiga tababarka kooxda Red Devils-ka, waxaana uu tilmaamay in shaqada Tababarnimo laga Ceyrin karo, sidoo kale walaac aad u xoogan ayuu ka muujiyay saxiixyada cusub Red Devils ayaa suuqa kala ...

Read More »

DEG-DEG:- Liverpool ayaa doonaysa in Xiddig ka tirsan Chalsea la soo saxiixato Suuqa January kaas oo ku kacaya £75 Milyan

Warbixin Goordhoweed soo baxay ayaa shaaca ka qaaday in Liverpool ay mar kale isku dayi doonto in Suuqa January furmaayl la soo wareegto ciyaaryahan ka tirsan kooxda Chelsea, kaas oo wax weyn ka tari kara dhibaatada ugu weyn ee kooxda xilligan Heysata. Suuqa kala iibsiga waxaa loogu talagalay in kooxuhu ku xalliyaan dhibaatooyinkooda. Si kastaba ha ahaatee, Liverpool ayaa hadda ...

Read More »

Gary Lineker ayaa saadaal weyn ka bixiyay Arsenal, wuxuuna magacaabay kooxda kaliya ee Gunners kula tartami karta hanashada horyaalka PL.

Halyeeygii Hore kooxda Barcelona isla markaana sidoo kale usoo ciyaari jiray kooxaha Leicester City, Everton iyo Tottenham Hutspur Ee Gary Lineker ayaa shaaca ka qaaday fikirkiisa ku aaddan tartanka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan cida ku Guuleysaneysa, isagoo sheegay in Chelsea ay noqon karto kooxda la tartami karto kooxda Arsenal, oo ah kooxda horyaalka difaacanaysa. Arsenal ayaa dad badan ...

Read More »

DEG-DEG:- Joe Cole ayaa Arsenal u sheegay ciyaaryahanka ay u baahan yihiin inay la soo saxiixdaan si ay ugu guuleystaan Premier League

Joe Cole ayaa ku adkeysanaya in Arsenal ay u baahan tahay inay xagaagan la soo saxiixato Victor Osimhen si ay Manchester City uga adkaato oo ay ugu guuleysato horyaalka Premier League. Gunners ayaa xilli ciyaareedkii hore Manchester City kaga qaaday horyaalka Premier League 7 dhibcood, iyadoo Mikel Arteta uu ku hoggaamiyay inay ku guuleystaan horyaalkoodii ugu horreeyay muddo 22 sano ...

Read More »

XOG:- HALKAAN WAA LIISKA 10-KA TABABARE EE MUSHAARADA UGU BADAN KA QAATA HORYAALKA PREMIER LEAGUE 2026/27

Halkaan waxaan kula wadaagi doonaa Xogta Tababareyaasha ugu mushaarka badan waqti xaadirkaan Horyaalka Premier League, Ka dib bixitaankii tababarayaasha Pep Guardiola iyo Arne Slot, waxaa soo baxay magacyo cusub oo galay liiska tababarayaasha ugu mushaharka badan horyaalka EPL-ka.. Dadka inta u badan waxa ay Eegaan Xiddigaha Ama Ciyaartoyda lacagaha ugu badan Mushaar ahaan u qaataan, balse haddana tababarayaashu sidoo kale ...

Read More »

Garsoore Omar Artan oo sheegay in 11 saacadood Lagu Haye Garoonka Miami Airport isagoo Faalo ka bixiyey qaabka Xun ay Ula dhaqmeen

Warar cusub oo yaab leh ayaa ka soo baxay waxa ku dhacay garsooraheena soomaaliyeed Ee Omar Abdulqaadir  Artan ka hor inta aan loo oggolaan inuu galo Mareykanka si uu uga mid noqdo Garsoorayaasha Dhexdhexaadin doona Muundiyaalka Dunidashaqeeyo Ee 2026. Dunida Caalamka oo idil ayaa aad uga carooday toddobaadkan kadib markii la ogaaday in garsoorahan Soomaaliyeed aan loo oggolaan doonin inuu ...

Read More »

XABI ALONSO SAFKIISA CUSUB LA SAADAALINAYO SEASON KA 2026/27

Xabi Alonso ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Goordhoweed inuu noqon doono tababaraha cusub ee Chelsea. Wuxuu kooxda hoggaamin doonaa xilli ciyaareedka 2026-27 kadib markii uu saxiixay heshiis afar sano ah. Laakiin sidee ayuu u ekaan doonaa Safkiisa Xilli Ciyaareedka soo socda ? Dabacsanaanta iyo xeeladdihiiisa ayaa miiska saareysa dhowr qaab ciyaareed. Alonso wuxuu Spain ka isticmaalay noocyo kala duwan ...

Read More »

Garry Neville oo ku digtay kooxda Arsenal kulanka adag Ee West Ham wajahayaan

Halyeeyga Manchester United Gary Neville ayaa ku adkeystay in Arsenal ay Weli wajihi karaan hal kulan oo aad u adag oo ka haray xilli ciyaareedkan kaas oo u diidi kara Hanashada horyaalka Premier League. Gunners ayaa hadda lix dhibcood ku hoggaamineysa jadwalka Premier League kadib markii ay 3-0 kaga adkaadeen kooxda Fulham dhammaadkii toddobaadkan. Arsenal way ku faraxsan tahay dhibcaha ...

Read More »

MAN UNITED VS LIVERPOOL KA HOR KULANKA GALABTA

Iska illoow Xifaaltanka ka dhaxeeyo kooxaha Manchester City iyo Arsenal, iyadoo aan loo eegin kala sarreynta horyaalka, Manchester United vs Liverpool weli dad badan waxay u arkaan xafaaltanka ugu weyn kubadda cariga England. Ragga ka socda Merseyside ayaa gacanta sare ku hayay kulanka Derby-ga waayadii ugu dambeeyay, iyagoo kaliya laga adkaaday saddex ka mid ah 19-kii kulan ee ugu dambeeyay ...

Read More »

Bruno Fernandes oo qarka u saaran Inuu Rikoor Taariikhi ah Sameeyo

Bruno Fernandes ayaa isku qoraya rikoor Weyn oo Premier League ah kadib markii uu sameeyay caawinta goolka uu si uu dhaliyay Benjamin Sesko kulankii Manchester United ay 2-1 kaga adkaatay Brentford Isniintii. Hadda wuxuu wajahayaa Liverpool kulanka Super Sunday Baritoole isagoo u baahan hal caawin oo kaliya si uu ula mid noqdo Kevin De Bruyne oo Manchester City u sameeyay ...

Read More »