Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa tartan adag oo kaga imaanaya kooxda Reer Jarmal Ee Bayern Munich dadaalka ay ugu jirto lasoo saxiixitaanka saxiixa garabka PSG Ee Bradley Barcola, sida ay sheegayaan warbixino ka imanaya Jarmalka Saacadihii u danbeeye.. Kadib markii Yan Diomande uu doortay inuu ku biiro Paris Saint-Germain, Liverpool ayaa hadda si buuxda diiradda u saartay saxiixa Barcola, oo ka ...
Read More »FRANCE
DEG-DEG:- Liverpool oo Xiriir Toos ah La sameysay Bradley Barcola Kadib Markii Yan Diomande uu doortay PSG
WARAR Hada soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay xiriir toos ah la sameysay Xiddiga Reer France Ee Bradley Barcola si ay ula soo saxiixato xiddigan superka ah, kadib Markii Yan Diomande uu doortay inuu ku biiro kooxfa Paris Saint-Germain ayaa waxaa si toos ah albaabka ugu furay suurtagalnimada ah in Bradley Barcola uu u wareego kooxda Reds, sida ...
Read More »Liverpool iyo PSG ayaa kuwada Tartamaya xiddiga Yan Diomande Halkuu aadayaa ?
Agaasimaha kooxda kubada cagta Ee Liverpool Richard Hughes ayaa Harvey Elliott u calaamadeeyay inuu noqon karo qayb kamid ah heshiis lagu heli karo xiddiga RP Leipzig Ee Yan Diomande xagaagan, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Reds-ka ayaa wali ka soo kabanaysa niyad-jabkii soo gaaray kadib markii Liverpool si dhib badan ugu soo baxday booska Taratanka Champions League iyadoo kaliya ...
Read More »Man United oo £26 Milyan ka Heli karta iibka Ciyaartoy ?
Manchester United ayaa laga yaabaa inay hesho faa’iido dhaqaale maadaama laba kooxood oo waaweyn oo Yurub ah ay xiiseynayaan saxiixa Xiddiga Mason Greenwood. Greenwood wuxuu si rasmi ah uga tagay Manchester United xagaagii 2024, isagoo ku biiray kooxda Ligue 1 ee Marseille isagoo ugu biiray qiimo ku dhow £26M Manchester United waxay ogolaatay inay ku iibiso Greenwood qiimo ka hooseeya ...
Read More »Roberto Martínez: Chelsea waxay ka sarreysay Barcelona… kaarku sabab uma ahayn natiijada
Halyeey ka tirsan Real Madrid ayaa difaacay tababaraha kooxda, Xabi Alonso, kadib dhaleecayn badan oo lagu hayo, isagoo sheegay in maamulka kooxda ay tahay inay ka ilaaliyaan khilaafka uu la leeyahay ciyaartoyda. Alonso waxaa maalmahan soo foodsaaray dhaleeceyn culus, gaar ahaan maadaama Real Madrid ay ku jirto xaalad natiijooyin liita, iyadoo ugu dambeyntii barbaro 2–2 ah la gashay kooxda Elche ...
Read More »Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both bec
Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both because of the success he has had as both a player and leader. His Athleticism, Goal-Scoring ability and Longevity have enabled him to continue playing at the Elite levels in many different leagues for more than a decade. Early Life Born in Madeira, Portugal on February 5, 1985, ...
Read More »Lionel Andrés Messi, widely regarded as one of the greatest football players in history
Lionel Messi was born on June 24, 1987, in Rosario, Argentina. From a young age, he showed exceptional football talent but was diagnosed with a growth hormone deficiency. His family struggled to afford treatment until FC Barcelona offered to cover his medical expenses if he joined La Masia, the club’s youth academy. This decision marked the beginning of a legendary ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha