Sida ay wararku sheegayaan, kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa wadahadallo firfircoon kula jira saxiixa daaficii hore ee Liverpool, Jarell Quansah. Kadib markii uu ka soo dhex baxay kooxda Liverpool, Quansah waxaa loo saadaaliyay inuu noqdo ciyaaryahan muhiim ah oo u ciyaara kooxdiisii uu yaraantiisii taageeri jiray, balse kooxda ayaa dooratay inay ka faa’iidaysato oo ay iibiso xagaagii hore. Ciyaaryahanka 23 ...
Read More »GERMANY
DEG-DEG:- LIVERPOOL Oo La Kulmeysa Caqabad weyn!!, Bayern Munich oo kusoo biirtay Tartanka adag Ee Bradley Barcola lagu doonayo
Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa tartan adag oo kaga imaanaya kooxda Reer Jarmal Ee Bayern Munich dadaalka ay ugu jirto lasoo saxiixitaanka saxiixa garabka PSG Ee Bradley Barcola, sida ay sheegayaan warbixino ka imanaya Jarmalka Saacadihii u danbeeye.. Kadib markii Yan Diomande uu doortay inuu ku biiro Paris Saint-Germain, Liverpool ayaa hadda si buuxda diiradda u saartay saxiixa Barcola, oo ka ...
Read More »Liverpool iyo PSG ayaa kuwada Tartamaya xiddiga Yan Diomande Halkuu aadayaa ?
Agaasimaha kooxda kubada cagta Ee Liverpool Richard Hughes ayaa Harvey Elliott u calaamadeeyay inuu noqon karo qayb kamid ah heshiis lagu heli karo xiddiga RP Leipzig Ee Yan Diomande xagaagan, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Reds-ka ayaa wali ka soo kabanaysa niyad-jabkii soo gaaray kadib markii Liverpool si dhib badan ugu soo baxday booska Taratanka Champions League iyadoo kaliya ...
Read More »Roberto Martínez: Chelsea waxay ka sarreysay Barcelona… kaarku sabab uma ahayn natiijada
Halyeey ka tirsan Real Madrid ayaa difaacay tababaraha kooxda, Xabi Alonso, kadib dhaleecayn badan oo lagu hayo, isagoo sheegay in maamulka kooxda ay tahay inay ka ilaaliyaan khilaafka uu la leeyahay ciyaartoyda. Alonso waxaa maalmahan soo foodsaaray dhaleeceyn culus, gaar ahaan maadaama Real Madrid ay ku jirto xaalad natiijooyin liita, iyadoo ugu dambeyntii barbaro 2–2 ah la gashay kooxda Elche ...
Read More »Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both bec
Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both because of the success he has had as both a player and leader. His Athleticism, Goal-Scoring ability and Longevity have enabled him to continue playing at the Elite levels in many different leagues for more than a decade. Early Life Born in Madeira, Portugal on February 5, 1985, ...
Read More »Lionel Andrés Messi, widely regarded as one of the greatest football players in history
Lionel Messi was born on June 24, 1987, in Rosario, Argentina. From a young age, he showed exceptional football talent but was diagnosed with a growth hormone deficiency. His family struggled to afford treatment until FC Barcelona offered to cover his medical expenses if he joined La Masia, the club’s youth academy. This decision marked the beginning of a legendary ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha