SPAIN

DEG-DEG: Barcelona oo go’aan adag ka qaadanaysa Alejandro Balde, iyadoo hubanti la’aanta Hansi Flick ay rajo siinayso Man Utd

Barcelona ayaa u muuqata inay mustaqbalka qorsheynayso iyadoo aan Alejandro Balde kooxda ku jirin, xilli Manchester United ay si weyn u raadinayso daafac bidix cusub. Balde wuxuu Barcelona u saftay 168 kulan tan iyo markii uu kooxda u saftay kulankiisii ugu horreeyay xilli ciyaareedkii 2021/22, isagoo tusaale kale u ah guusha weyn ee akadeemiyada kooxda. Bishii Sebtembar 2023, xiddiga reer ...

Read More »

DEG-DEG:- Kooxda Barcelona oo Xiriir la sameysay Pedro Porro, War weyn oo qarxay

Sida ay wararku sheegayaan, kooxda Barcelona ayaa xiriir dhow la sameysay kooxda Tottenham Hotspur si ay ula soo saxiixato xiddiga Reer Spain Ee Pedro Porro, iyadoo sidoo kale uu jiro war cusub oo ku saabsan Cristian Romero. Sida la filayay, kooxda Tottenham ayaa si weyn ugu mashquulsan suuqa kala iibsiga xagaagan. Kooxda waqooyiga London ka dhisan ayaa sameysay lix saxiix ...

Read More »

DEG-DEG:- Liverpool oo lagu booriye inay Arnold Dib ula soo wareegaan, Kadib Markii uu ku dhibaatooday kooxda Real Madrid

Kooxda Liverpool ayaa la tilmaamayaa in lagu dhiirrigeliyay inay dib u soo ceshato Trent Alexander-Arnold, kaas oo hal sano ka Hor si xor ah ugu biiray kooxda Real Madrid. Xiddiga reer England ayaa la sheegay inuu ku dhibtooday la qabsiga kooxda reer Spain, taasoo dhalisay hadal-heyn xooggan oo ku saabsan inuu dib ugu laaban karo kooxdii uu kusoo barbaaray. ANDY ...

Read More »

DEG-DEG:- kooxda Man United oo Heshay Bartilmaameedyadeeda xiga Ee Khadka Dhexe Kadib Markii laga dulqaaday seddex saxiix oo super ah

Sida ay sheegayaan wararka kooxda Manchester United ayaa xiddiga khadka dhexe Ee Real Madrid Aurélien Tchouaméni aaya la sheegayaa in ay ka dhigteen bartilmaameedkeeda koowaad si ay u xoojiso khadkooda dhexe xagaagan kadib Markii Laga kor qaaday 3 ciyaaryahan ay saaid u doonayeen. Red Devils ayaa hore ula soo wareegtay Xiddiga Reer Brazil Ee Ederson, kaasoo kaga soo biiray kooxda ...

Read More »

DEG-DEG:- Real Madrid oo Chelsea u Bandhigtay Camavinga iyo Carreras si ay u Hesho Enzo Fernández una fududeyso Heshiiska

Warar kasoo baxay kooxda Real Madrid ayaa sheegaya in Real Madrid ay Chelsea u bandhigtay laba ciyaaryahan si ay uga dhigaan qayb ka mid ah heshiiska ay ku doonayaan Enzo Fernández ayna sidaasi iskula bedeshaan ciyaaryahanada… Kooxda Chelsea ayaa xilli ciyaareedkii Hore Ee dhammaaday ku dhammaysatay kaalinta tobnaad Ee Horyaalka Premier League, taasoo keentay inay seegto dhagawaynaha Champions League iyo ...

Read More »

Doorashada Real Madrid oo isku Bedeshay Riwaayad: Erling Haaland, Jose Mourinho iyo Dagaalka Pérez vs Riquelme ‎

Tartanka madaxweyntinimada kooxda Real Madrid ayaa si degdeg ah isu beddelay, iyadoo Madaxwaynaha waqti xaadirkaan Ee kooxda Real Florentino Perez iyo Enrique Riquelme ay adeegsanayaan xeelado kasta oo suurtagal ah si ay taageerayaasha ugu qanciyaan inay u codeeyaan mid waliba. Hadii aadan la socon aan kaa daba geeyo sheekada siday ku bilaabatay ilaa iyo hada waxa socda… Florentino Perez Kadib ...

Read More »

DEG-DEG: Waqtiga kama dambayska ah Ee Marcus Rashford lala soo wareegi lahaa oo la shaaciyey kadib markii Barcelona ay lasoo saxiixatay Gordon ‎

Kooxda Barcelona ayaa haysata ilaa June 15-keedii si ay u dhaqaajiso qodobka €30 milyan ee ay si rasmi ah kula wareegi karto Xiddiga Marcus Rashford, iyadoo kooxda Reer Catalonia ay isku diyaarineyso wareeg kale oo wada hadallo ah oo ay la yeelan doonto kooxd Manchester United inkastoo ay dhameystireen heshiiska Anthony Gordon. Marcus Rashford ayaa xilli ciyaareedkan amaaha ku jooga ...

Read More »

José Mourinho oo Bartilmaameed Ka dhigtay Xiddigaha kooxda Manchester Man city ?

Jose Mourinho kadib Markii uu Noqday Tababaraha Cusub Ee Real Madrid Xilli Ciyaareedka soo socda Maamuli doono waxaa la sheegay inuu kooxda Manchester City ka bilaabi karo saxiixyada waaweyn ee uu doonayo inuu xagaagan lasoo saxiixdo Suxufiga caanka ah ee Fabrizio Romano ayaa Maanta xaqiijiyay in José Mourinho si dhab ah heshiis laba sano ah la gaaray kooxda Real Madrid ...

Read More »

Barcelona oo Go’aan kama dambeys ah ka gaartay Rashford kadib Ogolaanshaha Flicks

Barcelona ayaa go’aan rasmi ah oo kama dambeys ah ka gaartay inay Marcus Rashford si joogto ah ugala soo wareegayso Manchester United kadib oggolaanshaha ay Hansi Flick ka Heleen sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Spain. Barcelona ayaa go’aansatay inay bixiso £26.1 Milyan si ay Manchester United ugala soo wareegto xiddiga Marcus Rashford oo amaah ugu joogay kooxda, sida ay ...

Read More »