WARARKA MAANTA

Wayne Rooney oo Michael Carrick uga digay in shaqada Tababarnimo Man United laga Ceyrin karo, isagoona ka walaacsan saxiixyada cusub Ee la Keenay Kooxda Red Devils

Wayne Rooney ayaa u digay tababaraha Manchester United Ee Michael Carrick, isagoo sheegay inuusan heli doonin waqti badan oo uu ku muujiyo inuu yahay qofka saxda ah Ee u qalma kursiga tababarka kooxda Red Devils-ka, waxaana uu tilmaamay in shaqada Tababarnimo laga Ceyrin karo, sidoo kale walaac aad u xoogan ayuu ka muujiyay saxiixyada cusub Red Devils ayaa suuqa kala ...

Read More »

DEG-DEG:- Liverpool ayaa doonaysa in Xiddig ka tirsan Chalsea la soo saxiixato Suuqa January kaas oo ku kacaya £75 Milyan

Warbixin Goordhoweed soo baxay ayaa shaaca ka qaaday in Liverpool ay mar kale isku dayi doonto in Suuqa January furmaayl la soo wareegto ciyaaryahan ka tirsan kooxda Chelsea, kaas oo wax weyn ka tari kara dhibaatada ugu weyn ee kooxda xilligan Heysata. Suuqa kala iibsiga waxaa loogu talagalay in kooxuhu ku xalliyaan dhibaatooyinkooda. Si kastaba ha ahaatee, Liverpool ayaa hadda ...

Read More »

DEG-DEG: Barcelona oo go’aan adag ka qaadanaysa Alejandro Balde, iyadoo hubanti la’aanta Hansi Flick ay rajo siinayso Man Utd

Barcelona ayaa u muuqata inay mustaqbalka qorsheynayso iyadoo aan Alejandro Balde kooxda ku jirin, xilli Manchester United ay si weyn u raadinayso daafac bidix cusub. Balde wuxuu Barcelona u saftay 168 kulan tan iyo markii uu kooxda u saftay kulankiisii ugu horreeyay xilli ciyaareedkii 2021/22, isagoo tusaale kale u ah guusha weyn ee akadeemiyada kooxda. Bishii Sebtembar 2023, xiddiga reer ...

Read More »

DEG-DEG:- Joe Cole ayaa Arsenal u sheegay ciyaaryahanka ay u baahan yihiin inay la soo saxiixdaan si ay ugu guuleystaan Premier League

Joe Cole ayaa ku adkeysanaya in Arsenal ay u baahan tahay inay xagaagan la soo saxiixato Victor Osimhen si ay Manchester City uga adkaato oo ay ugu guuleysato horyaalka Premier League. Gunners ayaa xilli ciyaareedkii hore Manchester City kaga qaaday horyaalka Premier League 7 dhibcood, iyadoo Mikel Arteta uu ku hoggaamiyay inay ku guuleystaan horyaalkoodii ugu horreeyay muddo 22 sano ...

Read More »

Man Utd iyo Arsenal oo ku loolamaya saxiixa Jarell Quansah ilaa Liverpool oo Tartanka ka baxday

Sida ay wararku sheegayaan, kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa wadahadallo firfircoon kula jira saxiixa daaficii hore ee Liverpool, Jarell Quansah. Kadib markii uu ka soo dhex baxay kooxda Liverpool, Quansah waxaa loo saadaaliyay inuu noqdo ciyaaryahan muhiim ah oo u ciyaara kooxdiisii uu yaraantiisii taageeri jiray, balse kooxda ayaa dooratay inay ka faa’iidaysato oo ay iibiso xagaagii hore. Ciyaaryahanka 23 ...

Read More »

DEG-DEG:- Kooxda Barcelona oo Xiriir la sameysay Pedro Porro, War weyn oo qarxay

Sida ay wararku sheegayaan, kooxda Barcelona ayaa xiriir dhow la sameysay kooxda Tottenham Hotspur si ay ula soo saxiixato xiddiga Reer Spain Ee Pedro Porro, iyadoo sidoo kale uu jiro war cusub oo ku saabsan Cristian Romero. Sida la filayay, kooxda Tottenham ayaa si weyn ugu mashquulsan suuqa kala iibsiga xagaagan. Kooxda waqooyiga London ka dhisan ayaa sameysay lix saxiix ...

Read More »

DEG-DEG:- Milkiilaha cusub kooxda Liverpool Bezos ayaa doonayaa Liverpool inay la soo saxiixato xiddig €200M ah, kadib Markii Lalal xiriiriye Xilka Milkiinimada

Isbahaysi ay ku jiraan asaasaha Amazon Jeff Bezos iyo Aasaasaga Facebook Eduardo Saverin ayaa ku dhow inay heshiis ka gaaraan iibsashada qiyaastii saddex-meelood meel saamiyada kooxda kubada cagta Ee Liverpool, waxaana arrintaasi keeni kartaa in Reds ay Haddaba suuqa kala iibsiga u gasho xiddigo heer caalami ah, sida ay sheegayaan warbixinno cusub oo Goordhow soo baxay kadib Markii labadaas Asaaseyaal ...

Read More »

DEG-DEG:- Liverpool oo lagu booriye inay Arnold Dib ula soo wareegaan, Kadib Markii uu ku dhibaatooday kooxda Real Madrid

Kooxda Liverpool ayaa la tilmaamayaa in lagu dhiirrigeliyay inay dib u soo ceshato Trent Alexander-Arnold, kaas oo hal sano ka Hor si xor ah ugu biiray kooxda Real Madrid. Xiddiga reer England ayaa la sheegay inuu ku dhibtooday la qabsiga kooxda reer Spain, taasoo dhalisay hadal-heyn xooggan oo ku saabsan inuu dib ugu laaban karo kooxdii uu kusoo barbaaray. ANDY ...

Read More »