TALIYAANIGA

Michael Carrick oo doonaya Sandro Tonali iyadoo Man United ku dhowdahay Ederson

Manchester United ayaa doonaysa inay lasoo wareegaan khadka dhexe kooxda Newcastle United Ee Sandro Tonali inkastoo ay sidoo kale ku dhowdahay saxiixa Ederson, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Kadib markii si rasmi ah toddobaadkii hore loo magacaabay Michael Carrick inuu noqonayo tababaraha xilli ciyaareedka danbe Manchester United maamuli lahaa, kooxda ayaa hadda diyaar u ah inay si xooggan u ...

Read More »

Manchester United iyo Liverpool oo kuwada Tartamaya Saxiixa Xiddiga Pierre Kalulu

Sida ay sheegayaan warbixino kooxda Manchester United ayaa diyaar u ah inay wax walba usameeyaan si ay uga adkaato Liverpool tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Juventus Ee Pierre Kalulu. Juventus ayaa mar kale ku jirta xilli ciyaareed niyad jab leh iyadoo ku jirta kaalinta saddexaad ee Serie A isla markaana 17 dhibcood ka dambeysa hoggaamiyeyaasha Inter Milan, balse Kalulu ayaa ...

Read More »

Manchester united oo u Dhaqaaqday saxiixa Xiddiga Rafael Leão

Manchester United ayaa si firfircoon u doonaysa inay la saxiixdaan xiddiga Reer Portugal iyo kooxda AC Milan Ee Rafael Leão iyadoo warbixin ka timid Talyaaniga ay sheegtay in dalab ka hooseeysa qiimaha qandaraaskiisa lagu burburin karo la aqbali doono. Rafael Leão oo 26 jir ah wuxuu ka mid ahaa ciyaartoyda ugu fiican Ac Milan tan iyo markii uu kaga soo biiray ...

Read More »

Roberto Martínez: Chelsea waxay ka sarreysay Barcelona… kaarku sabab uma ahayn natiijada

Halyeey ka tirsan Real Madrid ayaa difaacay tababaraha kooxda, Xabi Alonso, kadib dhaleecayn badan oo lagu hayo, isagoo sheegay in maamulka kooxda ay tahay inay ka ilaaliyaan khilaafka uu la leeyahay ciyaartoyda. Alonso waxaa maalmahan soo foodsaaray dhaleeceyn culus, gaar ahaan maadaama Real Madrid ay ku jirto xaalad natiijooyin liita, iyadoo ugu dambeyntii barbaro 2–2 ah la gashay kooxda Elche ...

Read More »

Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both bec

Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both because of the success he has had as both a player and leader. His Athleticism, Goal-Scoring ability and Longevity have enabled him to continue playing at the Elite levels in many different leagues for more than a decade. Early Life Born in Madeira, Portugal on February 5, 1985, ...

Read More »
Kooxno.com