INGIRIISKA

DEG-DEG:- Joe Cole ayaa Arsenal u sheegay ciyaaryahanka ay u baahan yihiin inay la soo saxiixdaan si ay ugu guuleystaan Premier League

Joe Cole ayaa ku adkeysanaya in Arsenal ay u baahan tahay inay xagaagan la soo saxiixato Victor Osimhen si ay Manchester City uga adkaato oo ay ugu guuleysato horyaalka Premier League. Gunners ayaa xilli ciyaareedkii hore Manchester City kaga qaaday horyaalka Premier League 7 dhibcood, iyadoo Mikel Arteta uu ku hoggaamiyay inay ku guuleystaan horyaalkoodii ugu horreeyay muddo 22 sano ...

Read More »

Man Utd iyo Arsenal oo ku loolamaya saxiixa Jarell Quansah ilaa Liverpool oo Tartanka ka baxday

Sida ay wararku sheegayaan, kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa wadahadallo firfircoon kula jira saxiixa daaficii hore ee Liverpool, Jarell Quansah. Kadib markii uu ka soo dhex baxay kooxda Liverpool, Quansah waxaa loo saadaaliyay inuu noqdo ciyaaryahan muhiim ah oo u ciyaara kooxdiisii uu yaraantiisii taageeri jiray, balse kooxda ayaa dooratay inay ka faa’iidaysato oo ay iibiso xagaagii hore. Ciyaaryahanka 23 ...

Read More »

DEG-DEG:- Kooxda Barcelona oo Xiriir la sameysay Pedro Porro, War weyn oo qarxay

Sida ay wararku sheegayaan, kooxda Barcelona ayaa xiriir dhow la sameysay kooxda Tottenham Hotspur si ay ula soo saxiixato xiddiga Reer Spain Ee Pedro Porro, iyadoo sidoo kale uu jiro war cusub oo ku saabsan Cristian Romero. Sida la filayay, kooxda Tottenham ayaa si weyn ugu mashquulsan suuqa kala iibsiga xagaagan. Kooxda waqooyiga London ka dhisan ayaa sameysay lix saxiix ...

Read More »

DEG-DEG:- Milkiilaha cusub kooxda Liverpool Bezos ayaa doonayaa Liverpool inay la soo saxiixato xiddig €200M ah, kadib Markii Lalal xiriiriye Xilka Milkiinimada

Isbahaysi ay ku jiraan asaasaha Amazon Jeff Bezos iyo Aasaasaga Facebook Eduardo Saverin ayaa ku dhow inay heshiis ka gaaraan iibsashada qiyaastii saddex-meelood meel saamiyada kooxda kubada cagta Ee Liverpool, waxaana arrintaasi keeni kartaa in Reds ay Haddaba suuqa kala iibsiga u gasho xiddigo heer caalami ah, sida ay sheegayaan warbixinno cusub oo Goordhow soo baxay kadib Markii labadaas Asaaseyaal ...

Read More »

DEG-DEG:- Liverpool oo lagu booriye inay Arnold Dib ula soo wareegaan, Kadib Markii uu ku dhibaatooday kooxda Real Madrid

Kooxda Liverpool ayaa la tilmaamayaa in lagu dhiirrigeliyay inay dib u soo ceshato Trent Alexander-Arnold, kaas oo hal sano ka Hor si xor ah ugu biiray kooxda Real Madrid. Xiddiga reer England ayaa la sheegay inuu ku dhibtooday la qabsiga kooxda reer Spain, taasoo dhalisay hadal-heyn xooggan oo ku saabsan inuu dib ugu laaban karo kooxdii uu kusoo barbaaray. ANDY ...

Read More »

XOG CUSUB:- Arsenal oo soo gabagabeenaysa Daafac dhexe ka Hor Heshiiska Bruno Guimaraes

Kooxda Arsenal ayaa qorsheynaysa inay si dhow ugu darto daafac dhexe oo cusub kooxda uu hoggaamiyo Macalin Mikel Arteta, waxayna doonayaan inay heshiiskaas soo gabagabeeyaan ka hor inta aysan suurtagal noqon saxiixa Bruno Guimaraes ee Newcastle United kaas oo muddooyinkii u danbeeye ay xiiseynayeen lasoo wareegitaankiisa.. Ilaa hadda kooxda Arsenal waxay suuqa xagaagan si rasmi ah ula soo wareegtay saddex ...

Read More »

XOG:- HALKAAN WAA LIISKA 10-KA TABABARE EE MUSHAARADA UGU BADAN KA QAATA HORYAALKA PREMIER LEAGUE 2026/27

Halkaan waxaan kula wadaagi doonaa Xogta Tababareyaasha ugu mushaarka badan waqti xaadirkaan Horyaalka Premier League, Ka dib bixitaankii tababarayaasha Pep Guardiola iyo Arne Slot, waxaa soo baxay magacyo cusub oo galay liiska tababarayaasha ugu mushaharka badan horyaalka EPL-ka.. Dadka inta u badan waxa ay Eegaan Xiddigaha Ama Ciyaartoyda lacagaha ugu badan Mushaar ahaan u qaataan, balse haddana tababarayaashu sidoo kale ...

Read More »

DEG-DEG:- LIVERPOOL Oo La Kulmeysa Caqabad weyn!!, Bayern Munich oo kusoo biirtay Tartanka adag Ee Bradley Barcola lagu doonayo

Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa tartan adag oo kaga imaanaya kooxda Reer Jarmal Ee Bayern Munich dadaalka ay ugu jirto lasoo saxiixitaanka saxiixa garabka PSG Ee Bradley Barcola, sida ay sheegayaan warbixino ka imanaya Jarmalka Saacadihii u danbeeye.. Kadib markii Yan Diomande uu doortay inuu ku biiro Paris Saint-Germain, Liverpool ayaa hadda si buuxda diiradda u saartay saxiixa Barcola, oo ka ...

Read More »