“Dharbaaxo weyn oo wajiga ah” – Mikel Arteta ayaa bixiyay raalli-gelin uu u diray taageerayaasha Arsenal kadib markii Bournemouth ay dharbaaxo weyn ku dhufatay rajadooda hanashada horyaalka Premier League. Natiijadan waxay fursadda dib ugu celisay Manchester City tartanka horyaalka Premier League, kaasoo sii noqonaya mid halis ku ah kooxda Waqooyiga London. Galab aad uxumaa ay ku qaaten Arsenal garoonkooda Emirates stadium ...
Read More »Tag Archives: Wararka ciyaaraha
BREAKING: Neymar oo Ku wajahan Horyaalka MLS ka iyo Koox lama filaan ah oo la wareegeysa
Neymar ayaa mar kale noqday mid si weyn looga hadal hayo suuqa kala iibsiga: iyadoo warar cusub ay sheegayaan inuu kasoo Hor jeesan karo saxibadiisii hore ay Barcelona isla soo ciyaaren Halkii uu u wareegi lahaay Inter Miami sida la filaye waxaa soo baxday koox kale oo lama filaan iyadoona doonaysa Neymar De silva inay lasoo wareegan waatee kooxdaas ?. ...
Read More »PSG o Cashar u dhigtay Liverpool – Slot oo la dhaleeceyey
Tababaraha Liverpool Arne Slot ayaa sameeyay isbeddel xeeladeed oo keeni kara in kooxdiisu ka harto Champions League kadib guuldarro ay kala kulmeen Paris Saint-Germain.
Read More »Steven Gerrard oo ka Hadlay Mustaqbalka Macalin Arne slot iyadoo Liverpool Xaalad Liidata ku jirta
Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa qirtay inuu ka walaacsan yahay mustaqbalka Macalin Arne Slot kadib guuldarro ceeb 4-0 ah oo ay kala kulmeen Manchester City tartanka FA Cup, waxuu yiri “ma doonayo in tababaraha la ceyriyo”. Kabtankii hore ayaa sidoo kale dhaliilay in kooxda ay muujin weyday ruux koox dagaaleed kadib markii ay hal guul oo kaliya gaareen shantii kulan ...
Read More »DHAMAAD. Vinícius Jr oo ku daayey Miyey ufiicantahay Faa’iido Mise Qasaaro ?
Wararka ka imaanaya kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa ku waramaya inuu doonayo katagitaankiisa Real madrid sababo ku aadan xiriirkiisa ka dhexeeya isaga & macalinkiisa. Ninkan ayaa falcelino aan wanaagsaneyn ka bixiyey badalo lagu sameeyey kulamada qaar gaar ahaan kulanka classico taasoo aan uga careysiisay macalin Xavi & teamkisia . Neymar wuxuu rumeysan yahay in sii joogista Vinícius Jr ...
Read More »5 – tan Sabab oo Keentay in Liverpool ay gashay bur bur kubadeed baxayaanna koob la’aan
WAR-BIXIN: Maxaa Keena Hoos-u-Dhaca Liverpool Xili-ciyaareedka 2025–2026? Inkastoo Liverpool ay fulisay suuq kala iibsiga ugu qaali san taariikhdeeda, haddana Arne Slot wuxuu guulo ka gaadhay horyaal xilli ciyaareedkii hore. Kooxda Liverpool ayaa ku guuleystay horyaalka Eredivisie, laakiin hadda waxay la kulantay hoos u dhac aan la filayn xilli ciyaareedka 2025–2026. Su’aasha muhiimsan ayaa ah: Maxaa si dhab ah u qaldan ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha