Xiddiga reer Brazil Neymar da Silva, oo hadda u ciyaara Al-Hilal …..

Xiddiga reer Brazil Neymar da Silva, oo hadda u ciyaara Al-Hilal, ayaa xaqiijiyay in saaxiibkiis dhow Lionel Messi – halyeeyga Barcelona – uu isku dayay inuu ku qanciyo inuusan ka tegin Barcelona ka hor intii uusan u wareegin Paris Saint-Germain xilli-ciyaareedkii 2017.

Neymar wuxuu yiri:
“Toddobaadkaygii ugu dambeeyay ee Barcelona, Messi wuxuu igu yiri: ‘Maxaad u baxaysaa? Ma rabtaa inaad noqoto kan ugu fiican adduunka? Aniga ayaa kaa dhigi doona ciyaaryahanka ugu fiican adduunka.’”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *