Andy Robertson ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu ka tagayo Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan, taasoo si weyn uga yaabisay taageerayaasha kooxda iyo guud ahaan kubadda cagta: Daafaca Liverpool, Andy Robertson, ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxda marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Reer Scotland ayaa ku qaatay ku dhawaad sagaal sano Anfield, balse wuxuu sheegay inuu ...
Read More »Tag Archives: wararka ciyaaraha hada
Steven Gerrard oo ka Hadlay Mustaqbalka Macalin Arne slot iyadoo Liverpool Xaalad Liidata ku jirta
Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa qirtay inuu ka walaacsan yahay mustaqbalka Macalin Arne Slot kadib guuldarro ceeb 4-0 ah oo ay kala kulmeen Manchester City tartanka FA Cup, waxuu yiri “ma doonayo in tababaraha la ceyriyo”. Kabtankii hore ayaa sidoo kale dhaliilay in kooxda ay muujin weyday ruux koox dagaaleed kadib markii ay hal guul oo kaliya gaareen shantii kulan ...
Read More »DHAMAAD. Vinícius Jr oo ku daayey Miyey ufiicantahay Faa’iido Mise Qasaaro ?
Wararka ka imaanaya kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa ku waramaya inuu doonayo katagitaankiisa Real madrid sababo ku aadan xiriirkiisa ka dhexeeya isaga & macalinkiisa. Ninkan ayaa falcelino aan wanaagsaneyn ka bixiyey badalo lagu sameeyey kulamada qaar gaar ahaan kulanka classico taasoo aan uga careysiisay macalin Xavi & teamkisia . Neymar wuxuu rumeysan yahay in sii joogista Vinícius Jr ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha