FALANQEYN

BREAKING: Chalsea oo Tababare Cusub raadinaysa kadib Ceyrinta Rosenior

Andoni Iraola ayaa noqday musharraxa ugu horreeya ee lagu beddeli karo Liam Rosenior kadib kooxda Chalsea markii Liam Rosenior ay ceyriyeen xalay. Chelsea ayaa ayaa iska Ceyrisay tababarihii hore Ee kooxaha Hull City iyo Strasbourg kadib markii ay lumiyeen shan kulan oo xiriir oo Premier League ah iyagoo aan wax gool ah dhalin. Iyadoo Chelsea ay hadda toddobo dhibcood ka ...

Read More »

Weyne Rooney oo saadaaliye kooxda Horyaalka PL ku Guuleysaneysa

Wayne Rooney ayaa aaminsan in tartanka horyaalka Premier League uusan wali dhammaan, inkastoo Manchester City ay 2-1 ku garaacday Arsenal kulankii shalay ahaa Ee ka dhacay Etihad Stadium. Erling Haaland iyo Rayan Cherki ayaa dhaliyay goolasha muhiimka ah ee Citizens ka, halka goolka barbaraha uu u dhaliyay Kai Havertz, taasoo keentay in farqiga dhibcaha ay ku soo dhowaadaan kooxda Mikel ...

Read More »

Man City vs Arsenal ka Hor ciyaarta

Fiidnimada caawa waxaa wada ciyaari doonan labada koox ee Hadertaan kuwada tartamaayo Horyaalka English Premier league Arsenal Vs Manchester City, Arsenal waxay lix dhibcood ka sarreeyaan kooxda Booska labaad fadhida ee City iyadoo kulanka soo galaysa 6:30 fiidnimo ay Goaamin karto Hanashada Horyaalka premier league. Haddii kulanka caawa Arsenal ay badiso, farqiga waxuu noqon doonaa sagaal dhibcood oo ay ku ...

Read More »

Marcelo oo la weydiiyey midka ugu adkaa Ee uu ka Hor Yimid: Messi Mise Ronaldo?

Doodda udhaxeysa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa weli ah mid taagan, laakiin Marcelo ayaa si cad  u sheegay ciyaaryahanka ugu adkaa ee uu la ciyaaray kadib khibrad uu la soo qaatay labadooda. Marcelo ayaa shaaca ka qaaday ciyaaryahanka uu u arkay midka ugu adkaa inuu ka hor yimaado marka la barbar dhigo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Xiddigii hore ee ...

Read More »

Jamie carragher oo ku digtay in arsenal horyaalka waayi doonto haddii ay sidan usii Ciyaarto

Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa sheegay in Arsenal laga yaabo inay ku guuldarreysato hanashada horyaalka Premier League haddii ay sii wado qaab ciyaareedkii ay ku soo bandhigtay kulankii xalay ay ka adkaadeen Sporting Lisbon ee wareegga sideed dhammaadka koobka uefa Champions League. Kooxda Gunners ayaa 1-0 ku hoggaamineysa kulanka lugta labaad ee ka dhici doona Emirates Stadium toddobaadka soo socda, ...

Read More »

Roberto Martínez: Chelsea waxay ka sarreysay Barcelona… kaarku sabab uma ahayn natiijada

Halyeey ka tirsan Real Madrid ayaa difaacay tababaraha kooxda, Xabi Alonso, kadib dhaleecayn badan oo lagu hayo, isagoo sheegay in maamulka kooxda ay tahay inay ka ilaaliyaan khilaafka uu la leeyahay ciyaartoyda. Alonso waxaa maalmahan soo foodsaaray dhaleeceyn culus, gaar ahaan maadaama Real Madrid ay ku jirto xaalad natiijooyin liita, iyadoo ugu dambeyntii barbaro 2–2 ah la gashay kooxda Elche ...

Read More »

Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both bec

Ronaldo has become an iconic figure in the world of Football, both because of the success he has had as both a player and leader. His Athleticism, Goal-Scoring ability and Longevity have enabled him to continue playing at the Elite levels in many different leagues for more than a decade. Early Life Born in Madeira, Portugal on February 5, 1985, ...

Read More »