Florentino Perez ayaa ka hadlay suuragalnimada ah soo laabashada Tababaraha José Mourinho ee Real Madrid, xiisaha kooxda ee weeraryahanka Manchester City Ee Erling Haaland ilaa Perez oo wacad ku maray in kooxda Barcelona Talaabo Sharci ah laga qaado iyo arrimo kale wareysi uu bixiyay kadib shir jaraa’id Weyn uu sameeyay, kaas oo warbaahinta Spain ku tilmaantay inuu ahaa “jinsi takoor.” ...
Read More »SPAIN
WAR DEG-DEG AH: Mpape ma ciyaari doono kulanka El Clasico
BREAKING Xiddiga Reer France iyo kooxda Real Madrid Ee Kylian Mpape ayaa la tilmaamaya in warar hadertaan kasoo baxay gudaha Spain ay sheegayso in Mpape kulanka caawa ay Real Madrid la ciyaarayaan kooxda Barcelona uusan qeyb ka ahayn squadka kooxda Real Maadaama dhaawicii soo gaaray awgeed Real ayaa qorsheysay in Mpape uusaan diyar u eheen inuu ciyaaro kulanka El Clasico ...
Read More »Real Madrid oo Ganaax Culus ku riday Valverde iyo Tchouameni Kadib Dagaalkii Dhexmaray
Kooxda Real Madrid ayaa ganaax aan horay loo arag ku riday Federico Valverde iyo Aurelien Tchouameni kadib dagaalkii dhexmaray labadooda Muddo ayay caddayd in xilli ciyaareedka 2025/26 uu noqon doono mid ay Real Madrid rabto inay illowdo, balse xaaladdu waxay sii noqoneysaa mid ka sii xun midaas. Tababare Alvaro Arbeloa ayaa sidoo kale ku dhibtooday shaqada kadib markii la ceyriyay ...
Read More »DEG-DEG Dagaalkii Valvarde & Aurelien Tchouameni u dhaxeeyay oo la Beeniyey
Kadib markii Federico Valverde uu soo saaray qoraal dheer oo ka kooban 425 eray kadib markii isbitaal loola cararay oo dhaawac maskaxeed culus soo gaaray, farriimo la sheegay inay sir ahaayeen oo laga helay Aurelien Tchouameni ayaa bixiyay dhinaciisa sheekada ku saabsan dagaalkii qolka labiska Ee Real Madrid. Waxay ahayd toddobaad buuq badan ka dhacay xarunta tababarka Real Madrid ee ...
Read More »Liverpool ayaa xiiseynaysa Xiddiga Mbappe iyadoo Khilaaf Weyn Ka Jiro Real Madrid iyo Mustaqbalkiisa oo shaki kujiro
Liverpool ayaa la sheegayaa in Hadii Xiddiga Kylian Mpape uu katago kooxda Real Madrid ay tahay kooxda ugu cad cad ee lasoo saxiixan karta Real Madrid ayaa soo martay xilli adag tartamada oo dhan, iyadoo kooxda Los Blancos ay go’aansatay inay shaqada ka ceyriso Xabi Alonso bishii Janaayo, kuna beddesho Tababaraha Alvaro Arbeloa. Arrimuhu waxba iskama bedelin tan iyo markii ...
Read More »Jurgen Klopp oo ku dhow inuu noqdo Tababaraha Cusub Ee Real Madrid iyo Saamenyta Toni Kroos
Jurgen Klopp ayaa hadda loo diyaariyay inuu noqdo tababaraha xiga ee Real Madrid iyadoo warar sheegayaan inuu diyaar u yahay inuu aqbalo dalab rasmi ah. Los Blancos waxay yeesheen xilli ciyaareed ay illoobi doonin marka loo eego heerarkooda sare, iyadoo kooxda La Liga ay u muuqato inay dhammeystaan xilli ciyaareedka iyagoo aan helin wax koob weyn ah. Madaxweynaha Real Madrid ...
Read More »José Mourinho oo Real Madrid ka dalbanaya in loo keeno Daafac bir ah ?
Jose Mourinho wuxuu doonayaa in Real Madrid ay la soo wareegto Antonio Silva oo ka tirsan kooxda Benfica wuxuuna doonaya wiilkiisii Benfica uu macalin u ahaa inuu Real keeno haddii uu beddelo Alvaro Arbeloa oo uu noqdo tababaraha Estadio Bernabeu, sida ay warbixin sheegtay. Arbeloa waxaa loo magacaabay tababaraha Real Madrid bishii Janaayo 2026 kadib markii uu ka tagay Xabi ...
Read More »José Mourinho oo noqonaya Tababa raha cusub Ee Real Madrid
José Mourinho ku biiristiisa Real Madrid ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo David Ornstein uu bixiyay war cusub oo weyn. Jürgen Klopp mar dambe ma aha musharraxa ugu horreeya ee beddeli doona Alvaro Arbeloa ee xilka tababaraha Real Madrid, maadaama Ornstein uu xaqiijiyay in Mourinho uu hadda yahay musharrax ugu cad cad Ee noqon kara macalin ka Real Madrid. Tababaraha hadda jooga ...
Read More »Klopp oo ogolaaday Tababarnimada Real Madrid iyo Saxiix Weyn ?
Jurgen Klopp ayaa diyaar u ah inuu keeno mid ka mid ah bartilmaameed yada ugu waaweyn ee Barcelona una wareejiyo Real Madrid, kadib markii uu ogolaaday inuu noqdo tababaraha cusub, sida ay sheegayaan warbixino. Kooxda Los Blancos ayaa xilli ciyaareed adag soo martay, iyadoo Xabi Alonso la ceyriyay bishii January kadib guuldarro ka soo gaartay final-ka Spanish Super Cup oo ...
Read More »Lamine Yamal oo dhaawiciisa – war cusub kasoo baxay!
“Waa hubaal inuu diyaar u noqon doono Koobka Adduunka” – War wanaagsan oo ku saabsan dhaawaca Lamine Yamal oo uu bixiyay tababaraha Barcelona Hansi Flick, iyadoo la saadaaliyay inuu “soo laaban doono isagoo ka sii xoog badan sida la filaayo” Tababaraha Barcelona Hansi Flick ayaa xaqiijiyay in xilli ciyaareedkan sii dhamaanayo Xiddiga Lamine Yamal uusan Barcelona u ciyaari doonin.. Hansi ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha