Halyeeyga Manchester United Gary Neville ayaa ku adkeystay in Arsenal ay Weli wajihi karaan hal kulan oo aad u adag oo ka haray xilli ciyaareedkan kaas oo u diidi kara Hanashada horyaalka Premier League. Gunners ayaa hadda lix dhibcood ku hoggaamineysa jadwalka Premier League kadib markii ay 3-0 kaga adkaadeen kooxda Fulham dhammaadkii toddobaadkan. Arsenal way ku faraxsan tahay dhibcaha ...
Read More »INGIRIISKA
MAN UNITED VS LIVERPOOL KA HOR KULANKA GALABTA
Iska illoow Xifaaltanka ka dhaxeeyo kooxaha Manchester City iyo Arsenal, iyadoo aan loo eegin kala sarreynta horyaalka, Manchester United vs Liverpool weli dad badan waxay u arkaan xafaaltanka ugu weyn kubadda cariga England. Ragga ka socda Merseyside ayaa gacanta sare ku hayay kulanka Derby-ga waayadii ugu dambeeyay, iyagoo kaliya laga adkaaday saddex ka mid ah 19-kii kulan ee ugu dambeeyay ...
Read More »Man United oo £26 Milyan ka Heli karta iibka Ciyaartoy ?
Manchester United ayaa laga yaabaa inay hesho faa’iido dhaqaale maadaama laba kooxood oo waaweyn oo Yurub ah ay xiiseynayaan saxiixa Xiddiga Mason Greenwood. Greenwood wuxuu si rasmi ah uga tagay Manchester United xagaagii 2024, isagoo ku biiray kooxda Ligue 1 ee Marseille isagoo ugu biiray qiimo ku dhow £26M Manchester United waxay ogolaatay inay ku iibiso Greenwood qiimo ka hooseeya ...
Read More »Manchester united oo u Dhaqaaqday saxiixa Xiddiga Rafael Leão
Manchester United ayaa si firfircoon u doonaysa inay la saxiixdaan xiddiga Reer Portugal iyo kooxda AC Milan Ee Rafael Leão iyadoo warbixin ka timid Talyaaniga ay sheegtay in dalab ka hooseeysa qiimaha qandaraaskiisa lagu burburin karo la aqbali doono. Rafael Leão oo 26 jir ah wuxuu ka mid ahaa ciyaartoyda ugu fiican Ac Milan tan iyo markii uu kaga soo biiray ...
Read More »SHOCK Heshiiskii wuu burburayaa Dharbaaxo culus oo soo gaartay kooxda Man United
Manchester United ayaa la sheegay inay la kulmeen caqabad weyn oo ku saabsan qorshahooda ay ku doonayeen inay ku soo qaataan xiddiga Brighton ee Carlos Baleba, iyadoo arrintan lagu tilmaamay dharbaaxo culus oo Unitedka ay la kulmeen. Baleba wuxuu ahaa mid ka mid ah bartilmaameedyadii ugu muhiimsanaa ee Manchester United suuqa kala iibsiga xagaagii hore, balse qiimaha lagu doonayay awgiis ...
Read More »Manchester city oo Eedeynta FFP dib loogu Eedeynaayo
Weriyaha Adrian Durham ayaa difaac u galay Manchester City Kadib Eedaymihii lagu soo oogay kooxda Man city kiiska FFP, isagoo xusay shan kooxood oo “dembiyo ka daran sameeyeem” ? Man City waxay wajahaysaa in ka badan 100 eedeyn oo la xiriira jebinta xeerarka FFP ee Premier League intii u dhaxaysay sanadii 2009 ilaa 2018. Premier League-ka ayaa kooxda u gudbiyay ...
Read More »Barça oo go’aan cad ka gaartay Marcus Rashford
Marcus Rashford oo Go’aan cad ka gaartay kooxda Barcelona isagoo la filayo inuu dib ugu laabto kooxda Manchester United, Halka Jadon Sancho uu oggolaaday dib ugu laabto Kooxdiisii hore Ee Borussia Dortmund: Rashford wuxuu si dhab ah u muujiyay waxqabad ku filan oo uu ku heli karo heshiis joogto ah oo Barcelona ah, balse dhibaatooyinka dhaqaale ee kooxda Barça ayaa ...
Read More »WAR DEG-DEG:Xabi Alonso ayaa Heshiis la gaaray Liverpool
Kooxda Liverpool ayaa gaartay Go’aan keeni doona in tababarihii hore ee Real Madrid Ee Xabi Alonso uu beddelayo Arne Slot isagoo noqonaya tababaraha cusub Ee xilli ciyaareedka xiga. Reds ayaa ku jiray qaab ciyaareed niyad jab leh inta badan xilli ciyaareedkan kadib markii Arne Slot uu ku guuleystay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore. Liverpool ayaa dhawaan laga saaray FA ...
Read More »Weyne Rooney oo saadaaliye kooxda Horyaalka PL ku Guuleysaneysa
Wayne Rooney ayaa aaminsan in tartanka horyaalka Premier League uusan wali dhammaan, inkastoo Manchester City ay 2-1 ku garaacday Arsenal kulankii shalay ahaa Ee ka dhacay Etihad Stadium. Erling Haaland iyo Rayan Cherki ayaa dhaliyay goolasha muhiimka ah ee Citizens ka, halka goolka barbaraha uu u dhaliyay Kai Havertz, taasoo keentay in farqiga dhibcaha ay ku soo dhowaadaan kooxda Mikel ...
Read More »Arsenal iyo Man City oo kuwada dagaalamaya daafaca Livramento
Arsenal ayaa doonaysa inay lasoo saxiixato Xiddiga Reer England iyo kooxda Newcastle Ee Tino Livramento xagaaga suuqa kala iibsigan, sida lagu sheegay warbixin, balse Gunners-ka uma muuqdaan kuwo la jaanqaadi kara lacagta ay Manchester City diyaar u tahay inay bixiso si ay ugu qaadato Etihad Stadium. Livramento waa mid ka mid ah daafacyada buuxa ee ugu fiican Premier League, wuxuuna ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha