Agaasimaha kooxda kubada cagta Ee Liverpool Richard Hughes ayaa Harvey Elliott u calaamadeeyay inuu noqon karo qayb kamid ah heshiis lagu heli karo xiddiga RP Leipzig Ee Yan Diomande xagaagan, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Reds-ka ayaa wali ka soo kabanaysa niyad-jabkii soo gaaray kadib markii Liverpool si dhib badan ugu soo baxday booska Taratanka Champions League iyadoo kaliya ...
Read More »INGIRIISKA
Michael Carrick oo doonaya Sandro Tonali iyadoo Man United ku dhowdahay Ederson
Manchester United ayaa doonaysa inay lasoo wareegaan khadka dhexe kooxda Newcastle United Ee Sandro Tonali inkastoo ay sidoo kale ku dhowdahay saxiixa Ederson, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Kadib markii si rasmi ah toddobaadkii hore loo magacaabay Michael Carrick inuu noqonayo tababaraha xilli ciyaareedka danbe Manchester United maamuli lahaa, kooxda ayaa hadda diyaar u ah inay si xooggan u ...
Read More »DEG DEG: Arsenal oo Heshay Fursad Weyn oo Ay Kula soo Waregi Karto Saxiixa xidiga Julián Álvarez
Arsenal ayaa heshay fursad weyn oo ay kula soo saxiixan karto weeraryahanka Reer Arjentina iyo kooxda Atletico Madrid ee Julián Álvarez xagaagan, sida ay sheegayaan warbixinno cusub Kooxda uu hoggaamiyo Macalin Mikel Arteta ayaa Talaadadii daraad ahayd si rasmi ah ugu guuleysatay horyaalka Premier League kadib markii Manchester City ay ku guuldareysatay inay garaacdo kooxda Bournemouth. Guushaas ayaa ka dhigtay ...
Read More »DEG-DEG Kiiska FFP Ee kooxda Manchester City lagu Heystay oo dhamaadka Xilli Ciyaareedkaan oo Go’aan laga gaarayo
Manchester City iyo kiiskooda Financial Fair Play (FFP) ayaa wali si weyn loo hadal hayaa, iyadoo warbixinno cusub sheegayaan in go’aanka kama dambaysta ah la filayo in lagu dhawaaqo dhammaadka xilli ciyaareedkan. Bilowgii sanadkii 2022, Premier League ayaa Manchester City u gudbisay guddi madax-bannaan kadib markii lagu soo oogay 115 dacwadood oo la xiriira jebinta shuruucda (FFP) Eedeymahan ayaa ka ...
Read More »Manchester United iyo Liverpool oo kuwada Tartamaya Saxiixa Xiddiga Pierre Kalulu
Sida ay sheegayaan warbixino kooxda Manchester United ayaa diyaar u ah inay wax walba usameeyaan si ay uga adkaato Liverpool tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Juventus Ee Pierre Kalulu. Juventus ayaa mar kale ku jirta xilli ciyaareed niyad jab leh iyadoo ku jirta kaalinta saddexaad ee Serie A isla markaana 17 dhibcood ka dambeysa hoggaamiyeyaasha Inter Milan, balse Kalulu ayaa ...
Read More »Manchester United oo Heshay Bruno Heeda kale Ee Cusub
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay dardargeliso dadaalka ay ku doonayso saxiixa xiddiga West Ham United Ee Matheus Fernandes xagaagan. Xilli ciyaareedka 2025/26 wuxuu ahaa mid aad u niyad jab badan u ah kooxda West Ham United, kuwaas oo wajahaya inay u dhacaan Horyaalka Heerka labaad Ee Championship ka. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ahaa xilli ciyaareed ...
Read More »Manchester United oo 3 daafac bir ah Bartilmaameed sanaysa
Manchester United ayaa bilaawday raadiska saddex daafac dhexe kuwaas oo ay bartilmaameed ka dhigteen, sida warbixinta ay sheegayso. Red Devils ayaa horey loo sheegay inay u qoondeeyeen £150 milyan si ay u xoojiyaan khadka dhexe xagaagan iyadoo laga yaabo inay sameeyaan ilaa saddex saxiix oo booskaas ah, kadib markii taageerayaal badan ay dareemeen inay ahayd inay halkaas xoojin weyn kooxda ...
Read More »Garry Neville oo ku digtay kooxda Arsenal kulanka adag Ee West Ham wajahayaan
Halyeeyga Manchester United Gary Neville ayaa ku adkeystay in Arsenal ay Weli wajihi karaan hal kulan oo aad u adag oo ka haray xilli ciyaareedkan kaas oo u diidi kara Hanashada horyaalka Premier League. Gunners ayaa hadda lix dhibcood ku hoggaamineysa jadwalka Premier League kadib markii ay 3-0 kaga adkaadeen kooxda Fulham dhammaadkii toddobaadkan. Arsenal way ku faraxsan tahay dhibcaha ...
Read More »MAN UNITED VS LIVERPOOL KA HOR KULANKA GALABTA
Iska illoow Xifaaltanka ka dhaxeeyo kooxaha Manchester City iyo Arsenal, iyadoo aan loo eegin kala sarreynta horyaalka, Manchester United vs Liverpool weli dad badan waxay u arkaan xafaaltanka ugu weyn kubadda cariga England. Ragga ka socda Merseyside ayaa gacanta sare ku hayay kulanka Derby-ga waayadii ugu dambeeyay, iyagoo kaliya laga adkaaday saddex ka mid ah 19-kii kulan ee ugu dambeeyay ...
Read More »Man United oo £26 Milyan ka Heli karta iibka Ciyaartoy ?
Manchester United ayaa laga yaabaa inay hesho faa’iido dhaqaale maadaama laba kooxood oo waaweyn oo Yurub ah ay xiiseynayaan saxiixa Xiddiga Mason Greenwood. Greenwood wuxuu si rasmi ah uga tagay Manchester United xagaagii 2024, isagoo ku biiray kooxda Ligue 1 ee Marseille isagoo ugu biiray qiimo ku dhow £26M Manchester United waxay ogolaatay inay ku iibiso Greenwood qiimo ka hooseeya ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha