DHAMAAD. Vinícius Jr oo ku daayey Miyey ufiicantahay Faa’iido Mise Qasaaro ?

Wararka ka imaanaya kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa ku waramaya inuu doonayo katagitaankiisa Real madrid sababo ku aadan xiriirkiisa ka dhexeeya isaga & macalinkiisa.

Ninkan ayaa falcelino aan wanaagsaneyn ka bixiyey badalo lagu sameeyey kulamada qaar gaar ahaan kulanka classico taasoo aan uga careysiisay macalin Xavi & teamkisia .

Neymar wuxuu rumeysan yahay in sii joogista Vinícius Jr ee Real Madrid ay tahay doorashada ugu fiican ee mustaqbalkiisa ciyaareed, xitaa haddii uu sii ahaado “kasoo ciyaarista Mbappé”, ha noqoto dhanka dhaqaalaha ama dhanka ciyaaraha.

Wuxuu aaminsan yahay in ku sii sugnaanshaha koox leh xasillooni, taariikh, iyo sharaf sida Real Madrid ay ka fiican tahay in la aqbalo dalab lacag badan leh oo ka yimaada mashruuc aan la hubin, ama in lagu biiro koox aan lahayn heerka iyo magaca ay Real Madrid leedahay ayka dhigan tahay bur bur kubadeed.

Neymar ayaa lagu xasuustaa sanadkii 2017 markii uu ahaa mid kamid ah xidigaha ugu fiican dunida kubada cagta uu doortay inuu aado kooxda PSG isagoo si lama filaan ah uga tagay naadiga Barcelona & saxiibadiisii Messi & Suarez.

Hadaba majirto qof kawanaagsan oo talo siin lahaa Xidigan Vini maadaama Neymar uu hore ugu jabay wadadan , adiga Sideed uragtaa

Sidoo kale waxa jirta su’aal ah miyaa la Ceyrin doonaa Macalin Xavi Alonso ?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *