Tag Archives: Wararka maanta

Michael Owen ayaa aaminsan in Arsenal Horyaalka Premier league qaadi doonto

Michael Owen ayaa aaminsan in Arsenal ay ugu dambeyn ku guuleysan doonto horyaalka Premier League markii ugu horreysay in ka badan 20 sano, isagoo tilmaamay in kulamada adag ee bannaanka (away) ee Manchester City ay noqon doonaan sababta go’aamin karta Horyaalka premier league. Kooxda uu hoggaamiyo Pep Guardiola ayaa fariin adag dirtay kadib markii ay 3-0 ku garaacday Chelsea garoonka ...

Read More »

Andy Robertson ayaa ka tagaya Liverpool dhamaadka Xilli Ciyaareedkan – Waa Waqtigii Sagootinta Dareenka Laheyd

Andy Robertson ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu ka tagayo Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan, taasoo si weyn uga yaabisay taageerayaasha kooxda iyo guud ahaan kubadda cagta: Daafaca Liverpool, Andy Robertson, ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxda marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Reer Scotland ayaa ku qaatay ku dhawaad sagaal sano Anfield, balse wuxuu sheegay inuu ...

Read More »

Marcelo oo la weydiiyey midka ugu adkaa Ee uu ka Hor Yimid: Messi Mise Ronaldo?

Doodda udhaxeysa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa weli ah mid taagan, laakiin Marcelo ayaa si cad  u sheegay ciyaaryahanka ugu adkaa ee uu la ciyaaray kadib khibrad uu la soo qaatay labadooda. Marcelo ayaa shaaca ka qaaday ciyaaryahanka uu u arkay midka ugu adkaa inuu ka hor yimaado marka la barbar dhigo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Xiddigii hore ee ...

Read More »

DHAMAAD. Vinícius Jr oo ku daayey Miyey ufiicantahay Faa’iido Mise Qasaaro ?

Wararka ka imaanaya kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa ku waramaya inuu doonayo katagitaankiisa Real madrid sababo ku aadan xiriirkiisa ka dhexeeya isaga & macalinkiisa. Ninkan ayaa falcelino aan wanaagsaneyn ka bixiyey badalo lagu sameeyey kulamada qaar gaar ahaan kulanka classico taasoo aan uga careysiisay macalin Xavi & teamkisia . Neymar wuxuu rumeysan yahay in sii joogista Vinícius Jr ...

Read More »

5 – tan Sabab oo Keentay in Liverpool ay gashay bur bur kubadeed baxayaanna koob la’aan

WAR-BIXIN: Maxaa Keena Hoos-u-Dhaca Liverpool Xili-ciyaareedka 2025–2026? Inkastoo Liverpool ay fulisay suuq kala iibsiga ugu qaali san taariikhdeeda, haddana Arne Slot wuxuu guulo ka gaadhay horyaal xilli ciyaareedkii hore. Kooxda Liverpool ayaa ku guuleystay horyaalka Eredivisie, laakiin hadda waxay la kulantay hoos u dhac aan la filayn xilli ciyaareedka 2025–2026. Su’aasha muhiimsan ayaa ah: Maxaa si dhab ah u qaldan ...

Read More »
Kooxno.com