Barcelona ayaa ka lablabeyneysa inay si rasmi ah u iibsato Marcus Rashford sababo la xiriira bandhigyo aan joogto lahayn Kooxda Barcelona ayaa weli ka fiirsaneysa suurtagalnimada ay si rasmi ah ula wareegi karto weeraryahanka Manchester United Ee Marcus Rashford, kadib markii uu kooxda ugu ciyaaray amaah ahaan. Warbixin kasoo baxday wargeyska AS Sports ayaa sheegaysa in inkastoo Rashford uu soo ...
Read More »Tag Archives: wararka deg deg ah
Michael Owen ayaa aaminsan in Arsenal Horyaalka Premier league qaadi doonto
Michael Owen ayaa aaminsan in Arsenal ay ugu dambeyn ku guuleysan doonto horyaalka Premier League markii ugu horreysay in ka badan 20 sano, isagoo tilmaamay in kulamada adag ee bannaanka (away) ee Manchester City ay noqon doonaan sababta go’aamin karta Horyaalka premier league. Kooxda uu hoggaamiyo Pep Guardiola ayaa fariin adag dirtay kadib markii ay 3-0 ku garaacday Chelsea garoonka ...
Read More »Arteta oo Raali-gelin Ka Bixiyay Guuldaradii Arsenal kasoo gaaray kooxda Bournemouth
“Dharbaaxo weyn oo wajiga ah” – Mikel Arteta ayaa bixiyay raalli-gelin uu u diray taageerayaasha Arsenal kadib markii Bournemouth ay dharbaaxo weyn ku dhufatay rajadooda hanashada horyaalka Premier League. Natiijadan waxay fursadda dib ugu celisay Manchester City tartanka horyaalka Premier League, kaasoo sii noqonaya mid halis ku ah kooxda Waqooyiga London. Galab aad uxumaa ay ku qaaten Arsenal garoonkooda Emirates stadium ...
Read More »BREAKING: Neymar oo Ku wajahan Horyaalka MLS ka iyo Koox lama filaan ah oo la wareegeysa
Neymar ayaa mar kale noqday mid si weyn looga hadal hayo suuqa kala iibsiga: iyadoo warar cusub ay sheegayaan inuu kasoo Hor jeesan karo saxibadiisii hore ay Barcelona isla soo ciyaaren Halkii uu u wareegi lahaay Inter Miami sida la filaye waxaa soo baxday koox kale oo lama filaan iyadoona doonaysa Neymar De silva inay lasoo wareegan waatee kooxdaas ?. ...
Read More »Andy Robertson ayaa ka tagaya Liverpool dhamaadka Xilli Ciyaareedkan – Waa Waqtigii Sagootinta Dareenka Laheyd
Andy Robertson ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu ka tagayo Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan, taasoo si weyn uga yaabisay taageerayaasha kooxda iyo guud ahaan kubadda cagta: Daafaca Liverpool, Andy Robertson, ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxda marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Reer Scotland ayaa ku qaatay ku dhawaad sagaal sano Anfield, balse wuxuu sheegay inuu ...
Read More »Rafael Leão oo ku wajahan Barcelona kadib khilaaf dhaxmaray isaga iyo kooxda Ac Milan
Kooxda Barcelona ayaa heshay fursad lama filaan ah oo ku saabsan raadintooda muddada dheer ee Rafael Leão, iyadoo xiddiga AC Milan la sheegay in si toos ah loogu soo bandhigay kooxda reer Catalonia. Kadib markii uu xumaaday xiriirka ka dhexeeyay maamulka Rossoneri, xiddiga reer Portugal ayaa laga yaabaa in lagu helo qiimo aad uga hooseeya kii hore la filayay. Heshiis ...
Read More »5 – tan Sabab oo Keentay in Liverpool ay gashay bur bur kubadeed baxayaanna koob la’aan
WAR-BIXIN: Maxaa Keena Hoos-u-Dhaca Liverpool Xili-ciyaareedka 2025–2026? Inkastoo Liverpool ay fulisay suuq kala iibsiga ugu qaali san taariikhdeeda, haddana Arne Slot wuxuu guulo ka gaadhay horyaal xilli ciyaareedkii hore. Kooxda Liverpool ayaa ku guuleystay horyaalka Eredivisie, laakiin hadda waxay la kulantay hoos u dhac aan la filayn xilli ciyaareedka 2025–2026. Su’aasha muhiimsan ayaa ah: Maxaa si dhab ah u qaldan ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha