Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa qirtay inuu ka walaacsan yahay mustaqbalka Macalin Arne Slot kadib guuldarro ceeb 4-0 ah oo ay kala kulmeen Manchester City tartanka FA Cup, waxuu yiri “ma doonayo in tababaraha la ceyriyo”. Kabtankii hore ayaa sidoo kale dhaliilay in kooxda ay muujin weyday ruux koox dagaaleed kadib markii ay hal guul oo kaliya gaareen shantii kulan ...
Read More »Author Archives: toozaani@gmail.com
🚨BREAKING: Harry Maguire ayaa Heshiis cusub u saxiixay kooxda Manchester United
Sida la sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay Manchester United ayaa sheegaya In Harry Maguire uu saxiixay heshiis cusub oo uu kula sii joogayo kooxda ilaa 2027, iyadoo ku jirto option uu kula sii joogayo sanad dheeraadi ah. Daafaca Reer England Harry Maguire ayaa kooxda Manchester United u saftay 266 kulan waxa uuna kula guulaystay Carabao Cup iyo ...
Read More »Vinícius Júnior oo Sheegay inuu Doonayo inuu sii Joogo Real Madrid Sanado Badan
Xiddiga reer Brazil Vinícius Júnior ayaa shaaca ka qaaday inuu qorsheynayo inay heshiis cusub ka saxiixdaan kooxda Real Madrid “waqtiga ku habboon”, isagoo muujiyay rabitaankiisa ah inuu kooxda sii joogo sanado badan. Vinícius ayaa ku jira qaab ciyaareed aad u fiican tan iyo bilowgii sanadkan, isagoo dhaliyay 12 goal 20 kulan oo uu ciyaaray tartamada oo dhan. Tiradaas ayaa ka ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha