Halkaan waxaan kula wadaagi doonaa Xogta Tababareyaasha ugu mushaarka badan waqti xaadirkaan Horyaalka Premier League, Ka dib bixitaankii tababarayaasha Pep Guardiola iyo Arne Slot, waxaa soo baxay magacyo cusub oo galay liiska tababarayaasha ugu mushaharka badan horyaalka EPL-ka.. Dadka inta u badan waxa ay Eegaan Xiddigaha Ama Ciyaartoyda lacagaha ugu badan Mushaar ahaan u qaataan, balse haddana tababarayaashu sidoo kale ...
Read More »Author Archives: toozaani@gmail.com
DEG-DEG:- LIVERPOOL Oo La Kulmeysa Caqabad weyn!!, Bayern Munich oo kusoo biirtay Tartanka adag Ee Bradley Barcola lagu doonayo
Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa tartan adag oo kaga imaanaya kooxda Reer Jarmal Ee Bayern Munich dadaalka ay ugu jirto lasoo saxiixitaanka saxiixa garabka PSG Ee Bradley Barcola, sida ay sheegayaan warbixino ka imanaya Jarmalka Saacadihii u danbeeye.. Kadib markii Yan Diomande uu doortay inuu ku biiro Paris Saint-Germain, Liverpool ayaa hadda si buuxda diiradda u saartay saxiixa Barcola, oo ka ...
Read More »DEG-DEG: Man United oo Heshiiska Shaqsiyadeed la gaartay Khadkoodii dhexe Ee 3-aad Xagaagan, War Weyn!!
Sida lagu sheegay warbixin cusub, kooxda Manchester United ayaa isku diyaarinaysa inay AS Roma u gudbiso dalab rasmi ah oo dhan €50 milyan si ay ula soo saxiixato xiddiga khadka dhexe ka ciyaara Ee Manu Koné, kaasoo noqon kara saxiixii saddexaad ee khadka dhexe ee kooxda uu hoggaaminayo Michael Carrick xagaagan. Manchester United ayaa horey u soo xoojisay khadka dhexe ...
Read More »DEG-DEG:- Kooxda Arsenal Oo Diyaarinaysa Dalab kale Cusub Oo Bruno Guimaraes ay ku doonayso Iyo Berta oo Bartilmaameedsaday Nico Williams
Kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaysa inay gudbiso dalab cusub oo ka wanaagsan kii hore oo ay ku doonayso kabtanka kooxda Newcastle United u ciyaara Ee Bruno Guimaraes, iyadoo sidoo kale ay weydiimo ka sameysay saxiixa garab lagu qiimeeyo £77 milyan. 12-kii bilood ee ugu dambeeyay waxay ahaayeen kuwo aad ugu adkaa Newcastle, waxaana xaaladdu sii xumaan kartaa toddobaadyada soo socda, ...
Read More »DEG-DEG:- Man United Oo Qorsheyneysa Sadex Saxiix Oo Lama Filaan Ah.. Koné, Berge & Summerville Oo Kusoo Wajahan Old Trafford
Warar soo baxaya Goordhow ayaa sheegaya in kooxda Manchester United ay si dhab ah u dooneyso saxiixa xiddiga Fulham u ciyaara Ee Ee SanderBerge iyo Xiddig kale oo World cupkan ka wacadereeye, halka dhinaca kale Chelsea ay isku dayeyso inay afduubato bartilmaameed kale oo khadka dhexe ah iyadoo Kooxda Red Devils ay saxiixaas ku loolami doonaan. Bilowgii suuqa kala iibsiga ...
Read More »DEG-DEG:- Bruno Guimarães Oo Doonaya Ku Biirista Arsenal, Balse Laba Shuruudood Ayuu Ku Xiray Heshiiska wareegitaanka
Warar soo baxaya Goordhow ayaa sheegaya in xiddiga Reer Brazil iyo Kooxda Newcastle United u ciyaara Ee Bruno Guimarães uu doonayo in Newcastle United ay hesho lacag badan oo ku habboon haddii uu ugu wareegayo Arsenal xagaagan. Suxufiga ugu weyn Wargeyska The Athletic Ee David Ornstein ayaa Arbacadii sheegay in Arsenal ay diyaar u tahay inay Newcastle u bandhigto heshiis ...
Read More »BREAKING:- Man United oo Bartilmaameedkeeda Koowaad Ka Dhigtay Andrey Santos & Chelsea oo Diyaar u ah iibkiisa
Andrey Santos ayaa diyaar u ah inuu xagaagan ka tago kooxda Chelsea kuna biiro kooxda Manchester United, haddii loo dammaanad qaado boos joogto ah oo uu ku bilaabanayo kooxda uu maamulo Michael Carrick, sida ay sheegayaan warbixinno saacadihii u danbeeyay soo baxay… Kooxda Manchester United ayaa hore heshiis ula gaartay kooxda Atalanta saxiixa Ederson Silva, balse milkiilayaasha kooxda ee INEOS ...
Read More »DEG-DEG:- kooxda Man United oo Heshay Bartilmaameedyadeeda xiga Ee Khadka Dhexe Kadib Markii laga dulqaaday seddex saxiix oo super ah
Sida ay sheegayaan wararka kooxda Manchester United ayaa xiddiga khadka dhexe Ee Real Madrid Aurélien Tchouaméni aaya la sheegayaa in ay ka dhigteen bartilmaameedkeeda koowaad si ay u xoojiso khadkooda dhexe xagaagan kadib Markii Laga kor qaaday 3 ciyaaryahan ay saaid u doonayeen. Red Devils ayaa hore ula soo wareegtay Xiddiga Reer Brazil Ee Ederson, kaasoo kaga soo biiray kooxda ...
Read More »BREAKING: FIFA oo Sharaxday sababta VAR Uga Diiday Croatia Goolkii Barbaraha ahaa Daqiiqadihii ugu dambeeyay Ee Ciyaartii Portugal Vs Croatia
FIFA ayaa si rasmi ah u sharaxday sababta loo diiday goolkii barbaraha ahaa Ee ay Croatia ka dhaliyeen daqiiqadihii ugu dambeeyay kulankii ay la ciyaarayeem Xulka Portugal, kadib faragelintii VAR. Tiknoolajiyada Connected Ball Technology ayaa ogaatay taabasho aad u yar oo kaga timaaday Igor Matanović intii lagu jiray dhisida weerarkaas. Taabashadaas ayaa sababtay in garsoorayaashu xaqiijiyaan inay Kubaddaasi ay ahayd ...
Read More »DEG-DEG:- MANCHESTER City oo diyaarinaysa Dalab Rikoor ah oo ay ku doonayso TONALI & Spurs oo caqabad weyn wajahday
Deg-deg kooxdaTottenham Hotspur ayaa la kulantay dharbaaxo ku saabsan dadaalkeeda ay ku doonaysay inay lasoo wareegto xiddiga Reer Talyaani Ee Sandro Tonali, iyadoona warbixin cusub oo Goordhow soo baxay ay sheegtay in kooxda Manchester City ay qorsheynayso inay gudbiso dalab aad u weyn oo lagu doonayo xiddiga Reer Talyaani. Manchester City iyo Tottenham ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay si weyn loola ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha