Enzo Fernandez iyo wakiilkiisa ayaa raalli-gelin siiyay Chelsea kadib hadallo uu jeediyay intii uu ku sugnaa xulka qaranka Argentina. Fernandez ayaa wareysiyo ku sheegay inuu jeclaan lahaa inuu ku noolaado magaalada Madrid, taasoo furtay albaabka suurtagalnimada uu ugu wareegi karo Real Madrid xagaagan. Majiraan wax wadahadallo ah oo laga sameeyay iibinta Enzo Fernandez, wuxuuna heshiis kula jiraa Chelsea Heshiis gaaraayo ...
Read More »Author Archives: toozaani@gmail.com
BREAKING: Neymar oo Ku wajahan Horyaalka MLS ka iyo Koox lama filaan ah oo la wareegeysa
Neymar ayaa mar kale noqday mid si weyn looga hadal hayo suuqa kala iibsiga: iyadoo warar cusub ay sheegayaan inuu kasoo Hor jeesan karo saxibadiisii hore ay Barcelona isla soo ciyaaren Halkii uu u wareegi lahaay Inter Miami sida la filaye waxaa soo baxday koox kale oo lama filaan iyadoona doonaysa Neymar De silva inay lasoo wareegan waatee kooxdaas ?. ...
Read More »Andy Robertson ayaa ka tagaya Liverpool dhamaadka Xilli Ciyaareedkan – Waa Waqtigii Sagootinta Dareenka Laheyd
Andy Robertson ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu ka tagayo Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan, taasoo si weyn uga yaabisay taageerayaasha kooxda iyo guud ahaan kubadda cagta: Daafaca Liverpool, Andy Robertson, ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxda marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Reer Scotland ayaa ku qaatay ku dhawaad sagaal sano Anfield, balse wuxuu sheegay inuu ...
Read More »Marcelo oo la weydiiyey midka ugu adkaa Ee uu ka Hor Yimid: Messi Mise Ronaldo?
Doodda udhaxeysa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa weli ah mid taagan, laakiin Marcelo ayaa si cad u sheegay ciyaaryahanka ugu adkaa ee uu la ciyaaray kadib khibrad uu la soo qaatay labadooda. Marcelo ayaa shaaca ka qaaday ciyaaryahanka uu u arkay midka ugu adkaa inuu ka hor yimaado marka la barbar dhigo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Xiddigii hore ee ...
Read More »Rafael Leão oo ku wajahan Barcelona kadib khilaaf dhaxmaray isaga iyo kooxda Ac Milan
Kooxda Barcelona ayaa heshay fursad lama filaan ah oo ku saabsan raadintooda muddada dheer ee Rafael Leão, iyadoo xiddiga AC Milan la sheegay in si toos ah loogu soo bandhigay kooxda reer Catalonia. Kadib markii uu xumaaday xiriirka ka dhexeeyay maamulka Rossoneri, xiddiga reer Portugal ayaa laga yaabaa in lagu helo qiimo aad uga hooseeya kii hore la filayay. Heshiis ...
Read More »PSG o Cashar u dhigtay Liverpool – Slot oo la dhaleeceyey
Tababaraha Liverpool Arne Slot ayaa sameeyay isbeddel xeeladeed oo keeni kara in kooxdiisu ka harto Champions League kadib guuldarro ay kala kulmeen Paris Saint-Germain.
Read More »Jamie carragher oo ku digtay in arsenal horyaalka waayi doonto haddii ay sidan usii Ciyaarto
Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa sheegay in Arsenal laga yaabo inay ku guuldarreysato hanashada horyaalka Premier League haddii ay sii wado qaab ciyaareedkii ay ku soo bandhigtay kulankii xalay ay ka adkaadeen Sporting Lisbon ee wareegga sideed dhammaadka koobka uefa Champions League. Kooxda Gunners ayaa 1-0 ku hoggaamineysa kulanka lugta labaad ee ka dhici doona Emirates Stadium toddobaadka soo socda, ...
Read More »Arne slot ayaa ka Hadlay xaaladda Alexander Isak
Tababaraha Liverpool Arne Slot ayaa bixiyay warbixin ku saabsan xaaladda Alexander Isak kadib markii weeraryahanka lagu daray safarka kooxda ee aadaye France si ay ula ciyaaraan kooxda Paris Saint-Germain tartanka UEFA Champions League. Arne Slot ayaa xaqiijiyay in Alexander Isak uusan ku bilaaban doonin Liverpool kulanka PSG – balse laga yaabo inuu qeyb ka noqdo ciyaarta ka dhacaysa Anfield lugta ...
Read More »Steven Gerrard oo ka Hadlay Mustaqbalka Macalin Arne slot iyadoo Liverpool Xaalad Liidata ku jirta
Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa qirtay inuu ka walaacsan yahay mustaqbalka Macalin Arne Slot kadib guuldarro ceeb 4-0 ah oo ay kala kulmeen Manchester City tartanka FA Cup, waxuu yiri “ma doonayo in tababaraha la ceyriyo”. Kabtankii hore ayaa sidoo kale dhaliilay in kooxda ay muujin weyday ruux koox dagaaleed kadib markii ay hal guul oo kaliya gaareen shantii kulan ...
Read More »🚨BREAKING: Harry Maguire ayaa Heshiis cusub u saxiixay kooxda Manchester United
Sida la sheegay war rasmi ah oo ka soo baxay Manchester United ayaa sheegaya In Harry Maguire uu saxiixay heshiis cusub oo uu kula sii joogayo kooxda ilaa 2027, iyadoo ku jirto option uu kula sii joogayo sanad dheeraadi ah. Daafaca Reer England Harry Maguire ayaa kooxda Manchester United u saftay 266 kulan waxa uuna kula guulaystay Carabao Cup iyo ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha