Author Archives: toozaani@gmail.com

Barça oo go’aan cad ka gaartay Marcus Rashford

Marcus Rashford oo Go’aan cad ka gaartay kooxda Barcelona isagoo la filayo inuu dib ugu laabto kooxda Manchester United, Halka Jadon Sancho uu oggolaaday dib ugu laabto Kooxdiisii hore Ee Borussia Dortmund: Rashford wuxuu si dhab ah u muujiyay waxqabad ku filan oo uu ku heli karo heshiis joogto ah oo Barcelona ah, balse dhibaatooyinka dhaqaale ee kooxda Barça ayaa ...

Read More »

BREAKING: Chalsea oo Tababare Cusub raadinaysa kadib Ceyrinta Rosenior

Andoni Iraola ayaa noqday musharraxa ugu horreeya ee lagu beddeli karo Liam Rosenior kadib kooxda Chalsea markii Liam Rosenior ay ceyriyeen xalay. Chelsea ayaa ayaa iska Ceyrisay tababarihii hore Ee kooxaha Hull City iyo Strasbourg kadib markii ay lumiyeen shan kulan oo xiriir oo Premier League ah iyagoo aan wax gool ah dhalin. Iyadoo Chelsea ay hadda toddobo dhibcood ka ...

Read More »

Chelsea oo Go’aan ka gaartay Liam Rosenior

Kooxda Chelsea ayaa la sheegay inay go’aan ka gaartay mustaqbalka tababaraha Liam Rosenior, iyadoo sidoo kale loo soo bandhigay “beddel heer sare ah”. Rosenior mar walba wuxuu la kulmi lahaa caqabado Chelsea sababtoo ah khibrad la’aantiisa, waxaana la muujiyay inuu ka hooseeyo heerka looga baahan yahay. Intii uu Rosenior hoggaaminayay, Chelsea waxay lumisay toddobo ka mid ah sideedii kulan ee ...

Read More »

WAR DEG-DEG:Xabi Alonso ayaa Heshiis la gaaray Liverpool

Kooxda Liverpool ayaa gaartay Go’aan keeni doona in tababarihii hore ee Real Madrid Ee Xabi Alonso uu beddelayo Arne Slot isagoo noqonaya tababaraha cusub Ee xilli ciyaareedka xiga. Reds ayaa ku jiray qaab ciyaareed niyad jab leh inta badan xilli ciyaareedkan kadib markii Arne Slot uu ku guuleystay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore. Liverpool ayaa dhawaan laga saaray FA ...

Read More »

Arteta oo shuruudo cad la Hordhigay iyo sababta ?

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa laga yaabaa in xilka laga qaado dhammaadka xilli ciyaareedkan haddii shuruudaha cad ee kooxda ay soo Hordhigtay uusan buuxin. Goolal ay dhaliyeen Rayan Cherki iyo Erling Haaland ayaa sababay in Arsenal 2-1 looga adkaado kulankii Manchester City ay la ciyaarayeen Arsenal ayaa laga faa’iideystay iyagoo fursadaha ay lumiyeen loogu ciqaabay, iyadoo goolka Haaland ee qeybta ...

Read More »

Jürgen Klopp oo madaxda Real ka dalbaday in 5 xiddig oo Super ah loo keeno

Tababarihii hore ee Liverpool Jürgen Klopp ayaa dalbanaya shan saxiix oo cusub maamulka Real Madrid kahor imaanshihiisa suuragalka ah, sida ay sheegayaan wararka. Los Blancos ayaa soo maray xilli ciyaareed qalalaase leh iyadoo Xabi Alonso la eryay bishii Janaayo kadib markii laga qaaday final-kii Spanish Super Cup oo ay kaga adkaatay kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona. Waxaa jiray warar sheegaya ...

Read More »

Weyne Rooney oo saadaaliye kooxda Horyaalka PL ku Guuleysaneysa

Wayne Rooney ayaa aaminsan in tartanka horyaalka Premier League uusan wali dhammaan, inkastoo Manchester City ay 2-1 ku garaacday Arsenal kulankii shalay ahaa Ee ka dhacay Etihad Stadium. Erling Haaland iyo Rayan Cherki ayaa dhaliyay goolasha muhiimka ah ee Citizens ka, halka goolka barbaraha uu u dhaliyay Kai Havertz, taasoo keentay in farqiga dhibcaha ay ku soo dhowaadaan kooxda Mikel ...

Read More »

Man City vs Arsenal ka Hor ciyaarta

Fiidnimada caawa waxaa wada ciyaari doonan labada koox ee Hadertaan kuwada tartamaayo Horyaalka English Premier league Arsenal Vs Manchester City, Arsenal waxay lix dhibcood ka sarreeyaan kooxda Booska labaad fadhida ee City iyadoo kulanka soo galaysa 6:30 fiidnimo ay Goaamin karto Hanashada Horyaalka premier league. Haddii kulanka caawa Arsenal ay badiso, farqiga waxuu noqon doonaa sagaal dhibcood oo ay ku ...

Read More »

Arsenal iyo Man City oo kuwada dagaalamaya daafaca Livramento

Arsenal ayaa doonaysa inay lasoo saxiixato Xiddiga Reer England iyo kooxda Newcastle Ee Tino Livramento xagaaga suuqa kala iibsigan, sida lagu sheegay warbixin, balse Gunners-ka uma muuqdaan kuwo la jaanqaadi kara lacagta ay Manchester City diyaar u tahay inay bixiso si ay ugu qaadato Etihad Stadium. Livramento waa mid ka mid ah daafacyada buuxa ee ugu fiican Premier League, wuxuuna ...

Read More »