Kooxda Chelsea ayaa la sheegay inay go’aan ka gaartay mustaqbalka tababaraha Liam Rosenior, iyadoo sidoo kale loo soo bandhigay “beddel heer sare ah”. Rosenior mar walba wuxuu la kulmi lahaa caqabado Chelsea sababtoo ah khibrad la’aantiisa, waxaana la muujiyay inuu ka hooseeyo heerka looga baahan yahay. Intii uu Rosenior hoggaaminayay, Chelsea waxay lumisay toddobo ka mid ah sideedii kulan ee ...
Read More »Author Archives: toozaani@gmail.com
WAR DEG-DEG:Xabi Alonso ayaa Heshiis la gaaray Liverpool
Kooxda Liverpool ayaa gaartay Go’aan keeni doona in tababarihii hore ee Real Madrid Ee Xabi Alonso uu beddelayo Arne Slot isagoo noqonaya tababaraha cusub Ee xilli ciyaareedka xiga. Reds ayaa ku jiray qaab ciyaareed niyad jab leh inta badan xilli ciyaareedkan kadib markii Arne Slot uu ku guuleystay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore. Liverpool ayaa dhawaan laga saaray FA ...
Read More »Arteta oo shuruudo cad la Hordhigay iyo sababta ?
Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa laga yaabaa in xilka laga qaado dhammaadka xilli ciyaareedkan haddii shuruudaha cad ee kooxda ay soo Hordhigtay uusan buuxin. Goolal ay dhaliyeen Rayan Cherki iyo Erling Haaland ayaa sababay in Arsenal 2-1 looga adkaado kulankii Manchester City ay la ciyaarayeen Arsenal ayaa laga faa’iideystay iyagoo fursadaha ay lumiyeen loogu ciqaabay, iyadoo goolka Haaland ee qeybta ...
Read More »Jürgen Klopp oo madaxda Real ka dalbaday in 5 xiddig oo Super ah loo keeno
Tababarihii hore ee Liverpool Jürgen Klopp ayaa dalbanaya shan saxiix oo cusub maamulka Real Madrid kahor imaanshihiisa suuragalka ah, sida ay sheegayaan wararka. Los Blancos ayaa soo maray xilli ciyaareed qalalaase leh iyadoo Xabi Alonso la eryay bishii Janaayo kadib markii laga qaaday final-kii Spanish Super Cup oo ay kaga adkaatay kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona. Waxaa jiray warar sheegaya ...
Read More »Weyne Rooney oo saadaaliye kooxda Horyaalka PL ku Guuleysaneysa
Wayne Rooney ayaa aaminsan in tartanka horyaalka Premier League uusan wali dhammaan, inkastoo Manchester City ay 2-1 ku garaacday Arsenal kulankii shalay ahaa Ee ka dhacay Etihad Stadium. Erling Haaland iyo Rayan Cherki ayaa dhaliyay goolasha muhiimka ah ee Citizens ka, halka goolka barbaraha uu u dhaliyay Kai Havertz, taasoo keentay in farqiga dhibcaha ay ku soo dhowaadaan kooxda Mikel ...
Read More »Man City vs Arsenal ka Hor ciyaarta
Fiidnimada caawa waxaa wada ciyaari doonan labada koox ee Hadertaan kuwada tartamaayo Horyaalka English Premier league Arsenal Vs Manchester City, Arsenal waxay lix dhibcood ka sarreeyaan kooxda Booska labaad fadhida ee City iyadoo kulanka soo galaysa 6:30 fiidnimo ay Goaamin karto Hanashada Horyaalka premier league. Haddii kulanka caawa Arsenal ay badiso, farqiga waxuu noqon doonaa sagaal dhibcood oo ay ku ...
Read More »Arsenal iyo Man City oo kuwada dagaalamaya daafaca Livramento
Arsenal ayaa doonaysa inay lasoo saxiixato Xiddiga Reer England iyo kooxda Newcastle Ee Tino Livramento xagaaga suuqa kala iibsigan, sida lagu sheegay warbixin, balse Gunners-ka uma muuqdaan kuwo la jaanqaadi kara lacagta ay Manchester City diyaar u tahay inay bixiso si ay ugu qaadato Etihad Stadium. Livramento waa mid ka mid ah daafacyada buuxa ee ugu fiican Premier League, wuxuuna ...
Read More »WAR DEG DEG AH: Bukayo Saka ayaa ka maqnaan doono Arsenal kulanka Manchester City
Mikel Arteta ayaa la hadlay warbaahinta ka hor kulanka Premier League ee Arsenal ay la ciyaarayso Manchester City ee ka dhici doona Garoonka Etihad Stadium galabnimada Axadda ah. Arteta ayaa xaqiijiyay in Arsenal aysan heli doonin Bukayo Saka kulanka Manchester City – balse wuxuu rajo ka muujiyay in Noni Madueke uu diyaar noqon karo. Saka ma uusan ciyaarin tan iyo ...
Read More »🚨BREAKING: Moises Caicedo ayaa Heshiis cusub u saxiixay Chelsea ilaa 2033
Moises Caicedo ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo muddo dheer ah oo uu la galay Chelsea, kaasoo sii haynaya kooxda ilaa sanadka 2033. Caicedo ayaa ku biiray Chelsea isagoo ka yimid Brighton bishii Agoosto sanadii 2023, isagoo saxiixay heshiis sideed sano ah, waxaana heshiiskan cusub uu sii joogitaankiisa Stamford Bridge ku kordhinayaa laba sano oo dheeraad ah. Khadka dhexe, ...
Read More »BREAKING: Kadib Guuldaradii Real kasoo gaaray Bayern Arbeloa waa la Ceyrinaya
Real Madrid waxay u muuqataa inay ku dhameysan doonto xilli ciyaareedkii labaad oo xiriir ah iyada oo aan wax koob ah ku guuleysan, kadib markii laga reebay koobka Champions League oo ay ka adkaatay Bayern Munich. Los Blancos ayaa looga adkaaday 4-3 kulan ka dhacay Bavaria habeenkii Arbacada, halka guud ahaan labada lugood ay ku dhammaatay 6-4 oo ay ku ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha