WARARKA MAANTA

XABI ALONSO SAFKIISA CUSUB LA SAADAALINAYO SEASON KA 2026/27

Xabi Alonso ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Goordhoweed inuu noqon doono tababaraha cusub ee Chelsea. Wuxuu kooxda hoggaamin doonaa xilli ciyaareedka 2026-27 kadib markii uu saxiixay heshiis afar sano ah. Laakiin sidee ayuu u ekaan doonaa Safkiisa Xilli Ciyaareedka soo socda ? Dabacsanaanta iyo xeeladdihiiisa ayaa miiska saareysa dhowr qaab ciyaareed. Alonso wuxuu Spain ka isticmaalay noocyo kala duwan ...

Read More »

Barcelona oo Go’aan kama dambeys ah ka gaartay Rashford kadib Ogolaanshaha Flicks

Barcelona ayaa go’aan rasmi ah oo kama dambeys ah ka gaartay inay Marcus Rashford si joogto ah ugala soo wareegayso Manchester United kadib oggolaanshaha ay Hansi Flick ka Heleen sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Spain. Barcelona ayaa go’aansatay inay bixiso £26.1 Milyan si ay Manchester United ugala soo wareegto xiddiga Marcus Rashford oo amaah ugu joogay kooxda, sida ay ...

Read More »

Florentino Perez oo wacad ku maray in Barça talaabo sharci ah laga qaado

Florentino Perez ayaa ka hadlay suuragalnimada ah soo laabashada Tababaraha José Mourinho ee Real Madrid, xiisaha kooxda ee weeraryahanka Manchester City Ee Erling Haaland ilaa Perez oo wacad ku maray in kooxda Barcelona Talaabo Sharci ah laga qaado iyo arrimo kale wareysi uu bixiyay kadib shir jaraa’id Weyn uu sameeyay, kaas oo warbaahinta Spain ku tilmaantay inuu ahaa “jinsi takoor.” ...

Read More »

Manchester United iyo Liverpool oo kuwada Tartamaya Saxiixa Xiddiga Pierre Kalulu

Sida ay sheegayaan warbixino kooxda Manchester United ayaa diyaar u ah inay wax walba usameeyaan si ay uga adkaato Liverpool tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Juventus Ee Pierre Kalulu. Juventus ayaa mar kale ku jirta xilli ciyaareed niyad jab leh iyadoo ku jirta kaalinta saddexaad ee Serie A isla markaana 17 dhibcood ka dambeysa hoggaamiyeyaasha Inter Milan, balse Kalulu ayaa ...

Read More »

WAR DEG-DEG AH: Mpape ma ciyaari doono kulanka El Clasico

BREAKING Xiddiga Reer France iyo kooxda Real Madrid Ee Kylian Mpape ayaa la tilmaamaya in warar hadertaan kasoo baxay gudaha Spain ay sheegayso in Mpape kulanka caawa ay Real Madrid la ciyaarayaan kooxda Barcelona uusan qeyb ka ahayn squadka kooxda Real Maadaama dhaawicii soo gaaray awgeed Real ayaa qorsheysay in Mpape uusaan diyar u eheen inuu ciyaaro kulanka El Clasico ...

Read More »

Lionel Messi oo ka Hadlay Xifaaltankii u dhaxeeyay isaga iyo Cristiano Ronaldo

Lionel Messi ayaa wareysi gaar ah siiyay kanaalka lagu magacaabo Lo Del Pollo isagoo ka hadlay noloshiisa cusub ee Miami, mustaqbalkiisa xulka Argentina, inuu jeclaan lahaa Neymar inuu World cup kaan ciyaaro, Xifaaltanka ka dhaxeeyay isaga iyo Cristiano Ronaldo iyo arrimo kale oo badan. Messi oo ka hadlay nolosha Magaalada Miami iyo kooxda Inter Miami Messi ayaa sheegay inuu hadda ...

Read More »

Manchester United oo Heshay Bruno Heeda kale Ee Cusub

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay dardargeliso dadaalka ay ku doonayso saxiixa xiddiga West Ham United Ee Matheus Fernandes xagaagan. Xilli ciyaareedka 2025/26 wuxuu ahaa mid aad u niyad jab badan u ah kooxda West Ham United, kuwaas oo wajahaya inay u dhacaan Horyaalka Heerka labaad Ee Championship ka. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ahaa xilli ciyaareed ...

Read More »

DEG-DEG Dagaalkii Valvarde & Aurelien Tchouameni u dhaxeeyay oo la Beeniyey

Kadib markii Federico Valverde uu soo saaray qoraal dheer oo ka kooban 425 eray kadib markii isbitaal loola cararay oo dhaawac maskaxeed culus soo gaaray, farriimo la sheegay inay sir ahaayeen oo laga helay Aurelien Tchouameni ayaa bixiyay dhinaciisa sheekada ku saabsan dagaalkii qolka labiska Ee Real Madrid. Waxay ahayd toddobaad buuq badan ka dhacay xarunta tababarka Real Madrid ee ...

Read More »

Manchester United oo 3 daafac bir ah Bartilmaameed sanaysa

Manchester United ayaa bilaawday raadiska saddex daafac dhexe kuwaas oo ay bartilmaameed ka dhigteen, sida warbixinta ay sheegayso. Red Devils ayaa horey loo sheegay inay u qoondeeyeen £150 milyan si ay u xoojiyaan khadka dhexe xagaagan iyadoo laga yaabo inay sameeyaan ilaa saddex saxiix oo booskaas ah, kadib markii taageerayaal badan ay dareemeen inay ahayd inay halkaas xoojin weyn kooxda ...

Read More »
Kooxno.com