Manchester United ayaa la sheegay inay qorshaynayso inay lasoo saxiixato Rafael Leao, kaasoo katagayo kooxda AC Milan. Leao ayaa marar badan lala xiriiriyay inuu ku biiro Manchester United iyo kooxo kale oo ka tirsan Premier League sanadihii la soo dhaafay, waxaana jiray waqti loo arkayay inuu ka mid yahay garbaha weerarka ugu fiican Yurub. Si kastaba ha ahaatee, Leao wuxuu ...
Read More »WARARKA MAANTA
Meesha ugu badan ee uu aadi karo Konate oo la shaaciyay kadib bixitaankisa Liverpool, iyadoo Real Madrid ay dib u furtay wada-hadalada
Kooxda Liverpool ayaa wajahaysa xaalad adag kadib markii la sheegay in daafaca reer France ee Ibrahima Konate uu qorsheynayo inuu kooxda kaga tago isagoo Free ah Wararka ayaa sheegaya in heshiis cusub oo dhexmaray Liverpool iyo Konate aan weli la gaarin, inkastoo bishii April la rumeysnaa in heshiisku dhow yahay. Xilli ciyaareedkan Liverpool si weyn ayay uga hooseysay heerkii ay ...
Read More »DEG-DEG: Waqtiga kama dambayska ah Ee Marcus Rashford lala soo wareegi lahaa oo la shaaciyey kadib markii Barcelona ay lasoo saxiixatay Gordon
Kooxda Barcelona ayaa haysata ilaa June 15-keedii si ay u dhaqaajiso qodobka €30 milyan ee ay si rasmi ah kula wareegi karto Xiddiga Marcus Rashford, iyadoo kooxda Reer Catalonia ay isku diyaarineyso wareeg kale oo wada hadallo ah oo ay la yeelan doonto kooxd Manchester United inkastoo ay dhameystireen heshiiska Anthony Gordon. Marcus Rashford ayaa xilli ciyaareedkan amaaha ku jooga ...
Read More »Liverpool iyo PSG ayaa kuwada Tartamaya xiddiga Yan Diomande Halkuu aadayaa ?
Agaasimaha kooxda kubada cagta Ee Liverpool Richard Hughes ayaa Harvey Elliott u calaamadeeyay inuu noqon karo qayb kamid ah heshiis lagu heli karo xiddiga RP Leipzig Ee Yan Diomande xagaagan, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Reds-ka ayaa wali ka soo kabanaysa niyad-jabkii soo gaaray kadib markii Liverpool si dhib badan ugu soo baxday booska Taratanka Champions League iyadoo kaliya ...
Read More »Michael Carrick oo doonaya Sandro Tonali iyadoo Man United ku dhowdahay Ederson
Manchester United ayaa doonaysa inay lasoo wareegaan khadka dhexe kooxda Newcastle United Ee Sandro Tonali inkastoo ay sidoo kale ku dhowdahay saxiixa Ederson, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Kadib markii si rasmi ah toddobaadkii hore loo magacaabay Michael Carrick inuu noqonayo tababaraha xilli ciyaareedka danbe Manchester United maamuli lahaa, kooxda ayaa hadda diyaar u ah inay si xooggan u ...
Read More »Man United oo Go’aan Cad Ka Gaartay Yan Diomande iyadoo Liverpool Hogaanka u Heyso Tartanka
Manchester United ayaa go’aan ka gaartay inay dalab u gudbin waayaan garabka RB Leipzig ee Yan Diomande, halka ciyaaryahanka uu kala dooranayo Liverpool iyo koox kale. Michael Carrick ayaa Jimcihii si rasmi ah loogu magacaabay tababaraha joogtada ah ee Man united kadib markii Manchester United ku dhawaaqday heshiis socon doona ilaa xagaaga 2028. Carrick ayaa United ku hoggaamiyay kaalinta saddexaad ...
Read More »DEG DEG: Arsenal oo Heshay Fursad Weyn oo Ay Kula soo Waregi Karto Saxiixa xidiga Julián Álvarez
Arsenal ayaa heshay fursad weyn oo ay kula soo saxiixan karto weeraryahanka Reer Arjentina iyo kooxda Atletico Madrid ee Julián Álvarez xagaagan, sida ay sheegayaan warbixinno cusub Kooxda uu hoggaamiyo Macalin Mikel Arteta ayaa Talaadadii daraad ahayd si rasmi ah ugu guuleysatay horyaalka Premier League kadib markii Manchester City ay ku guuldareysatay inay garaacdo kooxda Bournemouth. Guushaas ayaa ka dhigtay ...
Read More »Manchester United oo Dalab £69M Ka Gudbisay Maxi Araujo Iyo Matheus Fernandes si ay u keenaan Old-Trafford
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay si weyn u dardar gelisay qorshaheeda suuqa kala iibsiga xagaagan, iyadoo doonaysa inay lasoo saxiixato labo ciyaaryahan oo qiimahoodu gaarayo ku dhowaad £139 milyan isku darkooda. Kadib markii ay xaqiijiyeen usoo bixitaanka booska Champions League, Manchester United ayaa hadda si buuxda diiradda u saareysa xoojinta kooxda xagaaga dambe. Tababaraha ku meel gaarka ahaa ...
Read More »DEG-DEG Kiiska FFP Ee kooxda Manchester City lagu Heystay oo dhamaadka Xilli Ciyaareedkaan oo Go’aan laga gaarayo
Manchester City iyo kiiskooda Financial Fair Play (FFP) ayaa wali si weyn loo hadal hayaa, iyadoo warbixinno cusub sheegayaan in go’aanka kama dambaysta ah la filayo in lagu dhawaaqo dhammaadka xilli ciyaareedkan. Bilowgii sanadkii 2022, Premier League ayaa Manchester City u gudbisay guddi madax-bannaan kadib markii lagu soo oogay 115 dacwadood oo la xiriira jebinta shuruucda (FFP) Eedeymahan ayaa ka ...
Read More »José Mourinho oo Bartilmaameed Ka dhigtay Xiddigaha kooxda Manchester Man city ?
Jose Mourinho kadib Markii uu Noqday Tababaraha Cusub Ee Real Madrid Xilli Ciyaareedka soo socda Maamuli doono waxaa la sheegay inuu kooxda Manchester City ka bilaabi karo saxiixyada waaweyn ee uu doonayo inuu xagaagan lasoo saxiixdo Suxufiga caanka ah ee Fabrizio Romano ayaa Maanta xaqiijiyay in José Mourinho si dhab ah heshiis laba sano ah la gaaray kooxda Real Madrid ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha