Author Archives: toozaani@gmail.com

BREAKING: FIFA oo Sharaxday sababta VAR Uga Diiday Croatia Goolkii Barbaraha ahaa Daqiiqadihii ugu dambeeyay Ee Ciyaartii Portugal Vs Croatia

FIFA ayaa si rasmi ah u sharaxday sababta loo diiday goolkii barbaraha ahaa Ee ay Croatia ka dhaliyeen daqiiqadihii ugu dambeeyay kulankii ay la ciyaarayeem Xulka Portugal, kadib faragelintii VAR. Tiknoolajiyada Connected Ball Technology ayaa ogaatay taabasho aad u yar oo kaga timaaday Igor Matanović intii lagu jiray dhisida weerarkaas. Taabashadaas ayaa sababtay in garsoorayaashu xaqiijiyaan inay Kubaddaasi ay ahayd ...

Read More »

DEG-DEG:- MANCHESTER City oo diyaarinaysa Dalab Rikoor ah oo ay ku doonayso TONALI & Spurs oo caqabad weyn wajahday

Deg-deg kooxdaTottenham Hotspur ayaa la kulantay dharbaaxo ku saabsan dadaalkeeda ay ku doonaysay inay lasoo wareegto xiddiga Reer Talyaani Ee Sandro Tonali, iyadoona warbixin cusub oo Goordhow soo baxay ay sheegtay in kooxda Manchester City ay qorsheynayso inay gudbiso dalab aad u weyn oo lagu doonayo xiddiga Reer Talyaani. Manchester City iyo Tottenham ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay si weyn loola ...

Read More »

DEG-DEG:- Real Madrid oo Chelsea u Bandhigtay Camavinga iyo Carreras si ay u Hesho Enzo Fernández una fududeyso Heshiiska

Warar kasoo baxay kooxda Real Madrid ayaa sheegaya in Real Madrid ay Chelsea u bandhigtay laba ciyaaryahan si ay uga dhigaan qayb ka mid ah heshiiska ay ku doonayaan Enzo Fernández ayna sidaasi iskula bedeshaan ciyaaryahanada… Kooxda Chelsea ayaa xilli ciyaareedkii Hore Ee dhammaaday ku dhammaysatay kaalinta tobnaad Ee Horyaalka Premier League, taasoo keentay inay seegto dhagawaynaha Champions League iyo ...

Read More »

DEG-DEG:- Man United oo Bartilmaameedsanaysa Mateus Fernandes, Alex Scott & Carlos Baleba

Kooxda Manchester United ayaa u aqoonsatay laba khad dhexe oo ka ciyaara Horyaalka Premier League kuwaas oo loo arko bartilmaameedyo suurtagal ah inay la soo saxiixdaan, haddii ay ku guuleystaan ama ku guuldareystaan tartanka ay kula jiraan Tottenham ee saxiixa ciyaaryahanka West Ham Ee Mateus Fernandes. Red Devils ayaa hore heshiis £35 milyan ah ula gaartay kooxfa Atalanta Ee ciyaaryahanka ...

Read More »

DEG-DEG:- Yan Diomande oo Lagu Booriyay inuu iska diido Liverpool Kadib Heshiis La sheegay in La Gaaray

Yan Diomande ayaa lagu booriyay ama loo sheegay inuu iska diido Liverpool kadib markii la sheegay in “heshiis” laga gaaray wareegitaankiisa la yaabka leh. Garabka kooxda RB Leipzig ee Yan Diomande ayaa loo sheegay inuu iska diido xiisaha Liverpool si uu ugu sii nagaado kooxda Bundesliga ka dhisan hal xilli ciyaareed oo kale. Liverpool ayaa xagaagan raadinaysa garab heer sare ...

Read More »

BREAKING:- Kooxda Chalsea oo Heshay Bedelka xiddiga Marc Cucurella waxayna lagaari rabaan Heshiis

Kooxda Chelsea ayaa la sheegay inay wadahadallo Rasmi ah la furtay kooxda Juventus si ay u hesho daafaca bidix ee Andrea Cambiaso lagu magacaabo, kaas oo noqday bartilmaameedka ugu weyn Ee kooxda Blues doonayso waxayna doonayaan inay beddel ugu dhigaan xiddiga Marc Cucurella kaas oo isbuucan dhexdiis ku biiray kooxda Real Madrid. Kadib u wareegitaankii Cucurella kooxda Real Madrid Blues ...

Read More »

LIVERPOOL oo Markaan qasab ku noqonaysa inay soo iibsato Diomande sababtoo ah..?

Kadib Bixitaankii Mohamed Salah dhammaadka xilli ciyaareedka Liverpool ayaa umuuqata mid la daalo dhaceysa badelka Mo salaha waxaana u muuqda in Yan Diomande uu yahay xalka ugu wanaagsan ee suurtagalka ah. Nasiib darro Reds-ka waxay u badan tahay inay la kulmaan dhibaato la mid ah tan daafacyada Ecuador ay kala kulmeen joojintiisa Philadelphia Axaddii. Si uun, bandhiggii cajiibka ahaa ee ...

Read More »

DEG-DEG: Xulka Ghana oo Sharci la tiigsaneysa Canada kadib Markii ay diideen galitaanka iyo Visaha Thomas Partey

Dowladda Ghana ayaa si kulul u cambaareysay go’aanka Martigaliyaasha Muundiyaalka Dunida Ee Canada kadib markii ay diideen in Xiddiga Thomas Partey uu Visaha ku galo dalka, iyadoo Xulka Ghana ku tilmaamtay mid aad cadaalad-darro ah ka hor kulanka Koobka Adduunka E ay Ghana la ciyaari doonto Xulka Panama toddobaadka soo socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Xulka Ghana ayaa sheegtay inay ...

Read More »

Garsoore Omar Artan oo sheegay in 11 saacadood Lagu Haye Garoonka Miami Airport isagoo Faalo ka bixiyey qaabka Xun ay Ula dhaqmeen

Warar cusub oo yaab leh ayaa ka soo baxay waxa ku dhacay garsooraheena soomaaliyeed Ee Omar Abdulqaadir  Artan ka hor inta aan loo oggolaan inuu galo Mareykanka si uu uga mid noqdo Garsoorayaasha Dhexdhexaadin doona Muundiyaalka Dunidashaqeeyo Ee 2026. Dunida Caalamka oo idil ayaa aad uga carooday toddobaadkan kadib markii la ogaaday in garsoorahan Soomaaliyeed aan loo oggolaan doonin inuu ...

Read More »