WARARKA MAANTA

Arteta oo Raali-gelin Ka Bixiyay Guuldaradii Arsenal kasoo gaaray kooxda Bournemouth

“Dharbaaxo weyn oo wajiga ah” – Mikel Arteta ayaa bixiyay raalli-gelin uu u diray taageerayaasha Arsenal kadib markii Bournemouth ay dharbaaxo weyn ku dhufatay rajadooda hanashada horyaalka Premier League. Natiijadan waxay fursadda dib ugu celisay Manchester City tartanka horyaalka Premier League, kaasoo sii noqonaya mid halis ku ah kooxda Waqooyiga London. Galab aad uxumaa ay ku qaaten Arsenal garoonkooda Emirates stadium ...

Read More »

Alejandro Garnacho oo Ka Qomameyay qaabkii uu uga Tagay Man United

Alejandro Garnacho ayaa sheegay inuu ka qoomameynayo qaabkii uu uga tagay Manchester United, isagoo qirtay inuu sameeyay “waxyaabo xun”. Garnacho ayaa ka tagay Old Trafford xagaagii hore heshiis dhan £40m oo uu ugu wareegay Chelsea kadib markii uusan ka mid noqon qorshaha kooxda koowaad ee Ruben Amorim intii lagu jiray diyaar-garowga xilli ciyaareedka. Ka hor inta uusan ka tagin kooxda, ...

Read More »

Liverpool oo raadinaysa Bedelka Mohamed Salah & 7 Xiddig oo Liiska ugu jira!

Liverpool ayaa si fiican ugu jirta raadinteeda ay ku doonayso inay hesho beddelka Mohamed Salah, waxaana ay eegi kartaa ilaa toddobo Ciyaaryahan oo suurtagal ah si ay u beddesho xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah. Salah ayaa bishii hore ku dhawaaqay go’aankiisa ah inuu ka tagayo kooxda Liverpool, isagoo xaqiijiyay inuu ka tegi doono kooxda dhammaadka xilli ciyaareedkan, inkastoo uu ...

Read More »

Enzo Fernandez ayaa Raalli-gelin ka Bixiyay Kadib Hadalladii Ku Saabsanaa u dhaqaaqista Real Madrid & Mustaqbalkiisa Chalsea

Enzo Fernandez iyo wakiilkiisa ayaa raalli-gelin siiyay Chelsea kadib hadallo uu jeediyay intii uu ku sugnaa xulka qaranka Argentina. Fernandez ayaa wareysiyo ku sheegay inuu jeclaan lahaa inuu ku noolaado magaalada Madrid, taasoo furtay albaabka suurtagalnimada uu ugu wareegi karo Real Madrid xagaagan. Majiraan wax wadahadallo ah oo laga sameeyay iibinta Enzo Fernandez, wuxuuna heshiis kula jiraa Chelsea Heshiis gaaraayo ...

Read More »

Andy Robertson ayaa ka tagaya Liverpool dhamaadka Xilli Ciyaareedkan – Waa Waqtigii Sagootinta Dareenka Laheyd

Andy Robertson ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu ka tagayo Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan, taasoo si weyn uga yaabisay taageerayaasha kooxda iyo guud ahaan kubadda cagta: Daafaca Liverpool, Andy Robertson, ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxda marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee Reer Scotland ayaa ku qaatay ku dhawaad sagaal sano Anfield, balse wuxuu sheegay inuu ...

Read More »

Marcelo oo la weydiiyey midka ugu adkaa Ee uu ka Hor Yimid: Messi Mise Ronaldo?

Doodda udhaxeysa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa weli ah mid taagan, laakiin Marcelo ayaa si cad  u sheegay ciyaaryahanka ugu adkaa ee uu la ciyaaray kadib khibrad uu la soo qaatay labadooda. Marcelo ayaa shaaca ka qaaday ciyaaryahanka uu u arkay midka ugu adkaa inuu ka hor yimaado marka la barbar dhigo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Xiddigii hore ee ...

Read More »

Jamie carragher oo ku digtay in arsenal horyaalka waayi doonto haddii ay sidan usii Ciyaarto

Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa sheegay in Arsenal laga yaabo inay ku guuldarreysato hanashada horyaalka Premier League haddii ay sii wado qaab ciyaareedkii ay ku soo bandhigtay kulankii xalay ay ka adkaadeen Sporting Lisbon ee wareegga sideed dhammaadka koobka uefa Champions League. Kooxda Gunners ayaa 1-0 ku hoggaamineysa kulanka lugta labaad ee ka dhici doona Emirates Stadium toddobaadka soo socda, ...

Read More »
Kooxno.com