Author Archives: toozaani@gmail.com

DEG-DEG Dagaalkii Valvarde & Aurelien Tchouameni u dhaxeeyay oo la Beeniyey

Kadib markii Federico Valverde uu soo saaray qoraal dheer oo ka kooban 425 eray kadib markii isbitaal loola cararay oo dhaawac maskaxeed culus soo gaaray, farriimo la sheegay inay sir ahaayeen oo laga helay Aurelien Tchouameni ayaa bixiyay dhinaciisa sheekada ku saabsan dagaalkii qolka labiska Ee Real Madrid. Waxay ahayd toddobaad buuq badan ka dhacay xarunta tababarka Real Madrid ee ...

Read More »

Manchester United oo 3 daafac bir ah Bartilmaameed sanaysa

Manchester United ayaa bilaawday raadiska saddex daafac dhexe kuwaas oo ay bartilmaameed ka dhigteen, sida warbixinta ay sheegayso. Red Devils ayaa horey loo sheegay inay u qoondeeyeen £150 milyan si ay u xoojiyaan khadka dhexe xagaagan iyadoo laga yaabo inay sameeyaan ilaa saddex saxiix oo booskaas ah, kadib markii taageerayaal badan ay dareemeen inay ahayd inay halkaas xoojin weyn kooxda ...

Read More »

JOSÉ MOURINHO OO 3 SHURUUDOD AAN LAGA GORGORTAMI KARIN SOO HOR DHIGAY KOOXDA REAL MADRID

José Mourinho ayaa Madaxwaynaha kooxda Real Madrid Ee Florentino Perez u sheegay saddex shuruudood oo aan laga gorgortami karin in loo fuliyo kadib kulankii dhexmaray isaga iyo Florentino Perez si uu ugu soo laabto kooxda Real Madrid. Tababarihii hore Ee kooxaha Chelsea, Manchester United iyo Tottenham Hotspur Ee hadana Maamula Benfica ayaa waxa uu noqday bartilmaameedka koowaad Ee kooxda Real ...

Read More »

Liverpool ayaa xiiseynaysa Xiddiga Mbappe iyadoo Khilaaf Weyn Ka Jiro Real Madrid iyo Mustaqbalkiisa oo shaki kujiro

Liverpool ayaa la sheegayaa in Hadii Xiddiga Kylian Mpape uu katago kooxda Real Madrid ay tahay kooxda ugu cad cad ee lasoo saxiixan karta Real Madrid ayaa soo martay xilli adag tartamada oo dhan, iyadoo kooxda Los Blancos ay go’aansatay inay shaqada ka ceyriso Xabi Alonso bishii Janaayo, kuna beddesho Tababaraha Alvaro Arbeloa. Arrimuhu waxba iskama bedelin tan iyo markii ...

Read More »

Garry Neville oo ku digtay kooxda Arsenal kulanka adag Ee West Ham wajahayaan

Halyeeyga Manchester United Gary Neville ayaa ku adkeystay in Arsenal ay Weli wajihi karaan hal kulan oo aad u adag oo ka haray xilli ciyaareedkan kaas oo u diidi kara Hanashada horyaalka Premier League. Gunners ayaa hadda lix dhibcood ku hoggaamineysa jadwalka Premier League kadib markii ay 3-0 kaga adkaadeen kooxda Fulham dhammaadkii toddobaadkan. Arsenal way ku faraxsan tahay dhibcaha ...

Read More »

MAN UNITED VS LIVERPOOL KA HOR KULANKA GALABTA

Iska illoow Xifaaltanka ka dhaxeeyo kooxaha Manchester City iyo Arsenal, iyadoo aan loo eegin kala sarreynta horyaalka, Manchester United vs Liverpool weli dad badan waxay u arkaan xafaaltanka ugu weyn kubadda cariga England. Ragga ka socda Merseyside ayaa gacanta sare ku hayay kulanka Derby-ga waayadii ugu dambeeyay, iyagoo kaliya laga adkaaday saddex ka mid ah 19-kii kulan ee ugu dambeeyay ...

Read More »

Fabrizio Romano ayaa Magacaabay Tababaraha ugu Cad cad Ee Man Utd Carrick mise Iraola ? ‎

Fabrizio Romano ayaa magacaabay Macalinka ugu Cad cad Ee noqon kara tababaraha Xilli ciyaareedka soo socda Manchester United Hogaaminaya, isagoo kala dooranaya Michael Carrick iyo Andoni Iraola. Halyeeyga kooxda Michael Carrick ayaa ku soo laabtay Man United bilowgii sanadkan, iyadoo tababaraha Carrick loo magacaabay Tababaraha ku-meel-gaarka kadib markii la ceyriyay Ruben Amorim. Markii hore, Red Devils waxay kaliya damacsanaayeen in ...

Read More »

Bruno Fernandes oo qarka u saaran Inuu Rikoor Taariikhi ah Sameeyo

Bruno Fernandes ayaa isku qoraya rikoor Weyn oo Premier League ah kadib markii uu sameeyay caawinta goolka uu si uu dhaliyay Benjamin Sesko kulankii Manchester United ay 2-1 kaga adkaatay Brentford Isniintii. Hadda wuxuu wajahayaa Liverpool kulanka Super Sunday Baritoole isagoo u baahan hal caawin oo kaliya si uu ula mid noqdo Kevin De Bruyne oo Manchester City u sameeyay ...

Read More »