HORYAALADA

Florentino Perez oo wacad ku maray in Barça talaabo sharci ah laga qaado

Florentino Perez ayaa ka hadlay suuragalnimada ah soo laabashada Tababaraha José Mourinho ee Real Madrid, xiisaha kooxda ee weeraryahanka Manchester City Ee Erling Haaland ilaa Perez oo wacad ku maray in kooxda Barcelona Talaabo Sharci ah laga qaado iyo arrimo kale wareysi uu bixiyay kadib shir jaraa’id Weyn uu sameeyay, kaas oo warbaahinta Spain ku tilmaantay inuu ahaa “jinsi takoor.” ...

Read More »

Marcus Rashford oo Wajahaya Caqabad ah ku biirista kooxda Barcelona

Sida ay sheegayaan warbixinno rajadii Marcus Rashford ee ahayd inuu si joogto ah ugu biiro FC Barcelona kana tago kooxda Manchester United ayaa wajahday caqabado cusub. Mustaqbalka Rashford wali ma cadda ka hor suuqa kala iibsiga xagaagan, kadib markii uu xilli ciyaareedka 2025/26 amaah ugu qaatay Barcelona. Xiddiga reer England ayaa Barcelona ugu biiray heshiis amaah ah oo ay ku ...

Read More »

Manchester United iyo Liverpool oo kuwada Tartamaya Saxiixa Xiddiga Pierre Kalulu

Sida ay sheegayaan warbixino kooxda Manchester United ayaa diyaar u ah inay wax walba usameeyaan si ay uga adkaato Liverpool tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Juventus Ee Pierre Kalulu. Juventus ayaa mar kale ku jirta xilli ciyaareed niyad jab leh iyadoo ku jirta kaalinta saddexaad ee Serie A isla markaana 17 dhibcood ka dambeysa hoggaamiyeyaasha Inter Milan, balse Kalulu ayaa ...

Read More »

WAR DEG-DEG AH: Mpape ma ciyaari doono kulanka El Clasico

BREAKING Xiddiga Reer France iyo kooxda Real Madrid Ee Kylian Mpape ayaa la tilmaamaya in warar hadertaan kasoo baxay gudaha Spain ay sheegayso in Mpape kulanka caawa ay Real Madrid la ciyaarayaan kooxda Barcelona uusan qeyb ka ahayn squadka kooxda Real Maadaama dhaawicii soo gaaray awgeed Real ayaa qorsheysay in Mpape uusaan diyar u eheen inuu ciyaaro kulanka El Clasico ...

Read More »

Manchester United oo Heshay Bruno Heeda kale Ee Cusub

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay dardargeliso dadaalka ay ku doonayso saxiixa xiddiga West Ham United Ee Matheus Fernandes xagaagan. Xilli ciyaareedka 2025/26 wuxuu ahaa mid aad u niyad jab badan u ah kooxda West Ham United, kuwaas oo wajahaya inay u dhacaan Horyaalka Heerka labaad Ee Championship ka. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ahaa xilli ciyaareed ...

Read More »

DEG-DEG Dagaalkii Valvarde & Aurelien Tchouameni u dhaxeeyay oo la Beeniyey

Kadib markii Federico Valverde uu soo saaray qoraal dheer oo ka kooban 425 eray kadib markii isbitaal loola cararay oo dhaawac maskaxeed culus soo gaaray, farriimo la sheegay inay sir ahaayeen oo laga helay Aurelien Tchouameni ayaa bixiyay dhinaciisa sheekada ku saabsan dagaalkii qolka labiska Ee Real Madrid. Waxay ahayd toddobaad buuq badan ka dhacay xarunta tababarka Real Madrid ee ...

Read More »

Manchester United oo 3 daafac bir ah Bartilmaameed sanaysa

Manchester United ayaa bilaawday raadiska saddex daafac dhexe kuwaas oo ay bartilmaameed ka dhigteen, sida warbixinta ay sheegayso. Red Devils ayaa horey loo sheegay inay u qoondeeyeen £150 milyan si ay u xoojiyaan khadka dhexe xagaagan iyadoo laga yaabo inay sameeyaan ilaa saddex saxiix oo booskaas ah, kadib markii taageerayaal badan ay dareemeen inay ahayd inay halkaas xoojin weyn kooxda ...

Read More »

Liverpool ayaa xiiseynaysa Xiddiga Mbappe iyadoo Khilaaf Weyn Ka Jiro Real Madrid iyo Mustaqbalkiisa oo shaki kujiro

Liverpool ayaa la sheegayaa in Hadii Xiddiga Kylian Mpape uu katago kooxda Real Madrid ay tahay kooxda ugu cad cad ee lasoo saxiixan karta Real Madrid ayaa soo martay xilli adag tartamada oo dhan, iyadoo kooxda Los Blancos ay go’aansatay inay shaqada ka ceyriso Xabi Alonso bishii Janaayo, kuna beddesho Tababaraha Alvaro Arbeloa. Arrimuhu waxba iskama bedelin tan iyo markii ...

Read More »

Garry Neville oo ku digtay kooxda Arsenal kulanka adag Ee West Ham wajahayaan

Halyeeyga Manchester United Gary Neville ayaa ku adkeystay in Arsenal ay Weli wajihi karaan hal kulan oo aad u adag oo ka haray xilli ciyaareedkan kaas oo u diidi kara Hanashada horyaalka Premier League. Gunners ayaa hadda lix dhibcood ku hoggaamineysa jadwalka Premier League kadib markii ay 3-0 kaga adkaadeen kooxda Fulham dhammaadkii toddobaadkan. Arsenal way ku faraxsan tahay dhibcaha ...

Read More »
Kooxno.com