Marcus Rashford oo Go’aan cad ka gaartay kooxda Barcelona isagoo la filayo inuu dib ugu laabto kooxda Manchester United, Halka Jadon Sancho uu oggolaaday dib ugu laabto Kooxdiisii hore Ee Borussia Dortmund: Rashford wuxuu si dhab ah u muujiyay waxqabad ku filan oo uu ku heli karo heshiis joogto ah oo Barcelona ah, balse dhibaatooyinka dhaqaale ee kooxda Barça ayaa ...
Read More »HORYAALADA
WAR DEG-DEG:Xabi Alonso ayaa Heshiis la gaaray Liverpool
Kooxda Liverpool ayaa gaartay Go’aan keeni doona in tababarihii hore ee Real Madrid Ee Xabi Alonso uu beddelayo Arne Slot isagoo noqonaya tababaraha cusub Ee xilli ciyaareedka xiga. Reds ayaa ku jiray qaab ciyaareed niyad jab leh inta badan xilli ciyaareedkan kadib markii Arne Slot uu ku guuleystay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore. Liverpool ayaa dhawaan laga saaray FA ...
Read More »Jürgen Klopp oo madaxda Real ka dalbaday in 5 xiddig oo Super ah loo keeno
Tababarihii hore ee Liverpool Jürgen Klopp ayaa dalbanaya shan saxiix oo cusub maamulka Real Madrid kahor imaanshihiisa suuragalka ah, sida ay sheegayaan wararka. Los Blancos ayaa soo maray xilli ciyaareed qalalaase leh iyadoo Xabi Alonso la eryay bishii Janaayo kadib markii laga qaaday final-kii Spanish Super Cup oo ay kaga adkaatay kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona. Waxaa jiray warar sheegaya ...
Read More »Weyne Rooney oo saadaaliye kooxda Horyaalka PL ku Guuleysaneysa
Wayne Rooney ayaa aaminsan in tartanka horyaalka Premier League uusan wali dhammaan, inkastoo Manchester City ay 2-1 ku garaacday Arsenal kulankii shalay ahaa Ee ka dhacay Etihad Stadium. Erling Haaland iyo Rayan Cherki ayaa dhaliyay goolasha muhiimka ah ee Citizens ka, halka goolka barbaraha uu u dhaliyay Kai Havertz, taasoo keentay in farqiga dhibcaha ay ku soo dhowaadaan kooxda Mikel ...
Read More »Arsenal iyo Man City oo kuwada dagaalamaya daafaca Livramento
Arsenal ayaa doonaysa inay lasoo saxiixato Xiddiga Reer England iyo kooxda Newcastle Ee Tino Livramento xagaaga suuqa kala iibsigan, sida lagu sheegay warbixin, balse Gunners-ka uma muuqdaan kuwo la jaanqaadi kara lacagta ay Manchester City diyaar u tahay inay bixiso si ay ugu qaadato Etihad Stadium. Livramento waa mid ka mid ah daafacyada buuxa ee ugu fiican Premier League, wuxuuna ...
Read More »🚨BREAKING: Moises Caicedo ayaa Heshiis cusub u saxiixay Chelsea ilaa 2033
Moises Caicedo ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo muddo dheer ah oo uu la galay Chelsea, kaasoo sii haynaya kooxda ilaa sanadka 2033. Caicedo ayaa ku biiray Chelsea isagoo ka yimid Brighton bishii Agoosto sanadii 2023, isagoo saxiixay heshiis sideed sano ah, waxaana heshiiskan cusub uu sii joogitaankiisa Stamford Bridge ku kordhinayaa laba sano oo dheeraad ah. Khadka dhexe, ...
Read More »BREAKING: Kadib Guuldaradii Real kasoo gaaray Bayern Arbeloa waa la Ceyrinaya
Real Madrid waxay u muuqataa inay ku dhameysan doonto xilli ciyaareedkii labaad oo xiriir ah iyada oo aan wax koob ah ku guuleysan, kadib markii laga reebay koobka Champions League oo ay ka adkaatay Bayern Munich. Los Blancos ayaa looga adkaaday 4-3 kulan ka dhacay Bavaria habeenkii Arbacada, halka guud ahaan labada lugood ay ku dhammaatay 6-4 oo ay ku ...
Read More »Real oo doonaysa inay Macalinkooda cusub ka dhigaan jürgen Klopp Macquul matahay?
Suxufi u dhashay dalka Spain oo lagu magacaabo Francois Gallardo ayaa shaaca ka qaaday in Real Madrid ay qorsheyneyso inay u magacawdo Toni Kroos kaaliye tababare oo ka hoos shaqeeya Jurgen Klopp, isagoo sidoo kale sheegay in heshiis horey loo gaaray si tababarihii hore ee Liverpool si uu u beddelo Macalinka hadertaan maamula Ee Alvaro Arbeloa dhammaadka xilli ciyaareedkan. Waxaa ...
Read More »Barcelona oo ka lablabeyneysa inay si rasmi ah u iibsato Marcus Rashford
Barcelona ayaa ka lablabeyneysa inay si rasmi ah u iibsato Marcus Rashford sababo la xiriira bandhigyo aan joogto lahayn Kooxda Barcelona ayaa weli ka fiirsaneysa suurtagalnimada ay si rasmi ah ula wareegi karto weeraryahanka Manchester United Ee Marcus Rashford, kadib markii uu kooxda ugu ciyaaray amaah ahaan. Warbixin kasoo baxday wargeyska AS Sports ayaa sheegaysa in inkastoo Rashford uu soo ...
Read More »Bruno Fernandes oo shuruudo adag ku xiray Joogistiisa Mustaqbalka kooxda Man United
Kabtanka Manchester United Bruno Fernandes ayaa soo saaray digniin cad oo uu udiray maamulka kooxda oo ku saabsan mustaqbalkiisa muddada dheer ee Old Trafford. Iyadoo qandaraaskiisa hadda uu galay sanadkii ugu dambeeyay, ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Portugal ayaa dalbaday dammaanad ku saabsan tartan dhab ah iyadoo Red Devils ay doonayaan inay dib u soo ceshadaan kaalintoodii tartanka horyaalka Premier ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha