Iska illoow Xifaaltanka ka dhaxeeyo kooxaha Manchester City iyo Arsenal, iyadoo aan loo eegin kala sarreynta horyaalka, Manchester United vs Liverpool weli dad badan waxay u arkaan xafaaltanka ugu weyn kubadda cariga England. Ragga ka socda Merseyside ayaa gacanta sare ku hayay kulanka Derby-ga waayadii ugu dambeeyay, iyagoo kaliya laga adkaaday saddex ka mid ah 19-kii kulan ee ugu dambeeyay ...
Read More »HORYAALADA
Jurgen Klopp oo ku dhow inuu noqdo Tababaraha Cusub Ee Real Madrid iyo Saamenyta Toni Kroos
Jurgen Klopp ayaa hadda loo diyaariyay inuu noqdo tababaraha xiga ee Real Madrid iyadoo warar sheegayaan inuu diyaar u yahay inuu aqbalo dalab rasmi ah. Los Blancos waxay yeesheen xilli ciyaareed ay illoobi doonin marka loo eego heerarkooda sare, iyadoo kooxda La Liga ay u muuqato inay dhammeystaan xilli ciyaareedka iyagoo aan helin wax koob weyn ah. Madaxweynaha Real Madrid ...
Read More »José Mourinho oo Real Madrid ka dalbanaya in loo keeno Daafac bir ah ?
Jose Mourinho wuxuu doonayaa in Real Madrid ay la soo wareegto Antonio Silva oo ka tirsan kooxda Benfica wuxuuna doonaya wiilkiisii Benfica uu macalin u ahaa inuu Real keeno haddii uu beddelo Alvaro Arbeloa oo uu noqdo tababaraha Estadio Bernabeu, sida ay warbixin sheegtay. Arbeloa waxaa loo magacaabay tababaraha Real Madrid bishii Janaayo 2026 kadib markii uu ka tagay Xabi ...
Read More »Man United oo £26 Milyan ka Heli karta iibka Ciyaartoy ?
Manchester United ayaa laga yaabaa inay hesho faa’iido dhaqaale maadaama laba kooxood oo waaweyn oo Yurub ah ay xiiseynayaan saxiixa Xiddiga Mason Greenwood. Greenwood wuxuu si rasmi ah uga tagay Manchester United xagaagii 2024, isagoo ku biiray kooxda Ligue 1 ee Marseille isagoo ugu biiray qiimo ku dhow £26M Manchester United waxay ogolaatay inay ku iibiso Greenwood qiimo ka hooseeya ...
Read More »José Mourinho oo noqonaya Tababa raha cusub Ee Real Madrid
José Mourinho ku biiristiisa Real Madrid ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo David Ornstein uu bixiyay war cusub oo weyn. Jürgen Klopp mar dambe ma aha musharraxa ugu horreeya ee beddeli doona Alvaro Arbeloa ee xilka tababaraha Real Madrid, maadaama Ornstein uu xaqiijiyay in Mourinho uu hadda yahay musharrax ugu cad cad Ee noqon kara macalin ka Real Madrid. Tababaraha hadda jooga ...
Read More »Manchester united oo u Dhaqaaqday saxiixa Xiddiga Rafael Leão
Manchester United ayaa si firfircoon u doonaysa inay la saxiixdaan xiddiga Reer Portugal iyo kooxda AC Milan Ee Rafael Leão iyadoo warbixin ka timid Talyaaniga ay sheegtay in dalab ka hooseeysa qiimaha qandaraaskiisa lagu burburin karo la aqbali doono. Rafael Leão oo 26 jir ah wuxuu ka mid ahaa ciyaartoyda ugu fiican Ac Milan tan iyo markii uu kaga soo biiray ...
Read More »Klopp oo ogolaaday Tababarnimada Real Madrid iyo Saxiix Weyn ?
Jurgen Klopp ayaa diyaar u ah inuu keeno mid ka mid ah bartilmaameed yada ugu waaweyn ee Barcelona una wareejiyo Real Madrid, kadib markii uu ogolaaday inuu noqdo tababaraha cusub, sida ay sheegayaan warbixino. Kooxda Los Blancos ayaa xilli ciyaareed adag soo martay, iyadoo Xabi Alonso la ceyriyay bishii January kadib guuldarro ka soo gaartay final-ka Spanish Super Cup oo ...
Read More »SHOCK Heshiiskii wuu burburayaa Dharbaaxo culus oo soo gaartay kooxda Man United
Manchester United ayaa la sheegay inay la kulmeen caqabad weyn oo ku saabsan qorshahooda ay ku doonayeen inay ku soo qaataan xiddiga Brighton ee Carlos Baleba, iyadoo arrintan lagu tilmaamay dharbaaxo culus oo Unitedka ay la kulmeen. Baleba wuxuu ahaa mid ka mid ah bartilmaameedyadii ugu muhiimsanaa ee Manchester United suuqa kala iibsiga xagaagii hore, balse qiimaha lagu doonayay awgiis ...
Read More »Lamine Yamal oo dhaawiciisa – war cusub kasoo baxay!
“Waa hubaal inuu diyaar u noqon doono Koobka Adduunka” – War wanaagsan oo ku saabsan dhaawaca Lamine Yamal oo uu bixiyay tababaraha Barcelona Hansi Flick, iyadoo la saadaaliyay inuu “soo laaban doono isagoo ka sii xoog badan sida la filaayo” Tababaraha Barcelona Hansi Flick ayaa xaqiijiyay in xilli ciyaareedkan sii dhamaanayo Xiddiga Lamine Yamal uusan Barcelona u ciyaari doonin.. Hansi ...
Read More »Manchester city oo Eedeynta FFP dib loogu Eedeynaayo
Weriyaha Adrian Durham ayaa difaac u galay Manchester City Kadib Eedaymihii lagu soo oogay kooxda Man city kiiska FFP, isagoo xusay shan kooxood oo “dembiyo ka daran sameeyeem” ? Man City waxay wajahaysaa in ka badan 100 eedeyn oo la xiriira jebinta xeerarka FFP ee Premier League intii u dhaxaysay sanadii 2009 ilaa 2018. Premier League-ka ayaa kooxda u gudbiyay ...
Read More »
koorno.com Wararka Ciyaaraha